Category: WARARKA MAANTA
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Yemen
Muqdisho, December 08, 2016 – Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda…
Guddiga Maamulka Maaliyadda oo ku howlan hagaajinta heshiisyada Shidaalka iyo Gaaska
Muqdisho : December 8, 2016 – Guddiga maamulka maaliyadda ayaa kulankiisii billa ahaa ee 19-aad…
Madaxweynaha oo bogaadiyey doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka billowday.
Muqdisho, 07 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada…
Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka K/Galbeed dhameeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka.
Muqdisho 06 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin…
Madaxweynaha oo kormeeray xero ciidan oo ku taala duleedka Kismaayo
Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay…
Madaxweynaha oo la kulmay Xildhibaanada Labada Aqal ee Kismaayo lagu doortay.
Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada…
Khiyaano Guud ha ku dhicina Xildhibaano: Doorashada Madaxweynaha cusub ka hor Xadiith-kaan akhriya, fahma oo ku dhaqma.
Nabigeena Suuban Muxamed (SCW) wuxuu yiri “qofkii loo dhiibo talada muslimiinta, dabadeedna u doorta mid looga haboonyahay masuuliyada, wuxuu khayaanay…
Mudane Carte “Xilka la ii doortay waxaan kor ugu qaadi doonaa sharafta iyo karaamada dhamaan dadka Soomaaliyeed”
Muqdisho | QOL | December 6, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar…
DAAWO: Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka dacwooday Saxaafadda iyo Qurbajoogta
https://youtu.be/xRp23cBazEg
Madaxweynaha oo booqday Jubbaland kuna ammaanay doorka doorashooyinka 2016
Kismayo, 05 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray…
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS ayaa Soo Xiray Shir Weyne Sanadeedka 2-aad ee U-adkeysiga Aafooyinka
Muqdisho, 05, Dec, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Cate ayaa maanta soo…