Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

RW Cumar C/rashiid oo sheegay in loo baahan yahay isbadal dhinaca hogaanka dalka ah

December, 03, 2016  – Ra’iisal wasaaraha dalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke ee waqtigu ka dhamaaday ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guusha iyo Guuldarada Baarlamaanka.

December 2, 2016 | Guuldaradaada oo aad qirato waa geesinimo iyo isku kalsoonaan, Guuldarada oo aad ka…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Danjire Cawad oo soo gabagabeeyay isboortigii sanadlaha ee Atlanta +SAWIRRO

Atlanta, GA | December 1, 2016 – Waxaa sanad kasto bisha November lagu qabtaa Magaaladda Atlanta ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaybsiga xubnaha aqalka sare ee Somaliland iyo Puntland

Toronto | QOL | 1 December 2016 | Shirarkii wada tashiga ee mudada dheer socday laguna go’aamiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Tubtat Toosan (the Right Path) Initiative

Puntland Stakeholders’ Public Discussion on the National Strategy and Action Plan for Preventing and Countering Violent Extremism…

Posted in WARARKA MAANTA

Shibis oo ku guuleeysatay Doorashada Aqalka Hoose Jowhar

Muqdisho, Dicember 1, 2016: Doorashada kursiga Aqalka Hoose ee Beesha Galmaax waxaa ku guuleysatay Drs Mina Xasan Maxamed,…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Banaadiriga oo Muqdisho ka bilaabanayso.

Muqdisho, November 30, 2016: Maanta ayaa la filayaa in doorashada Aqalka Hoose ee Xildhibaanada laga soo dooranayo Beelaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Daa’uud oo muran xoog leh ka dhax taaganyahay

Muqdisho, November 30, 2016: Maalmihii la soo dhaafay ayaa muran xooggan ka taagnaa cida xaq u leh Kursiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha oo ku amray Ciidamada NISA in aysan faragashan howlaha doorashooyinka

Muqdisho, November 30, 2016: Cumar C/rashiid, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa ku amray Ciidamada NISA inay faraha kala baxaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha oo lacag ugu deeqday AMISOM

Muqdisho, November 29, 2016: Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in Dowladda Shiinaha ay lacag ugu deeqday ciidanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kursigii ugu horeyay oo Gabdho ku tartamayaan oo Jowhar ka dhaceysa..

Muqdisho, November 29, 2016: Maanta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle, ayaa waxaa ka dhacaya doorashada mid ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaadiidka Muqdisho oo saakay shaqadi ka fadhiistay.

Muqdisho, November 29, 2016: Dadka wada gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho, ayaa saakay waxay ku dhaqaaqeen shaqo joojin…