Category: WARARKA MAANTA

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Musharax Jibriil oo la waydiiyay hadii urur diimeed uu ka tirsan yahay jiro !

https://youtu.be/FbLp2Xh383A

Posted in WARARKA MAANTA

Kursigi ugu dambeeyay ee Aqalka Hoose oo maanta ka dhacayso Kismaayo

Muqdisho, November 24, 2016: Magaalada Kismaayo mudo Todobaadyo ah ayaa waxaa ka socday Doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaaraha oo ka hadlay Abaaraha Dalka ka dhacay

Muqdisho, November 24, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke,Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka digay saameynta ay Abaaruhu…

Posted in WARARKA MAANTA

“Doorashooyinka dalka ka dhacay waa guul weyn oo ay Soomaaliya gaartay

Muqdisho, November 24, 2016: Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Derbi-jiife Maraykan ah oo feeray Muwaadin Soomaali ah oo ku hadlayey Af Soomaali

Muqdisho, November 23, 2016: Nin Maraykan ah oo lagu magacaabo Cornell White ahna qlooyinka Dabiyo-Jiif ” Homeless” ayaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo ka hadashay qaabka ay doorashooyinka u socdaan.

Muqdisho, November 23, 2016: Danjire Michael Keating, wakiilka Qaramada Midoobay ee arrrimaha Soomaaliya, ayaa si aad ah u…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashada Galmudug oo beeniyay war ka yimid Mareykanka..

Muqdisho, November 23, 2016: Yuusuf Diiriye, af-hayeenka Guddiga Doorashad dadban ee maamulka Galmudug Yuusuf Diiriye oo la hadlay…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Sheekh Shariif oo ka sheekeeynaya salaantii Hillery Clinton

https://youtu.be/Rbnv3FoTB-U

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Musharax madaxwayne Jibriil Ibraahim Cabdulle oo sheegay in musuqmaasuq baahsan jiro

https://youtu.be/o4JGyi8Z8eE

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha “Guulo badan ayuu gaaray mashruuca dalkaaga dhiso”

Muqdisho, 21 November 216 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha “Macallimiintu waxey aasaas adag u dhigeen mustaqbalka dadka soo koraya”

Muqdisho, 21 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

AMISOM oo la wareegtay xarunta Doorashada maamulka Hirshabeelle..

Muqdisho, November 22, 2016: Wararkaan ka heleeyno magaalada Jowhar, ee xarunta maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegaya in amaanka xarunta…