Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 12 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Galgaduud

Muqdisho, November 12, 2016: Warar lagu kalsoonyahay, ayaa kasoo baxaaya dagaal culus oo shalay ilaa xalay ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha amaanka oo dheereeyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea

Muqdisho, November 12, 2016: Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saraa dalalka Soomaaliya iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xaruntii Aqalka Hoos ee Kismaayo

Muqdisho, November 12, 2016: Warar cusub oo ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay saaka…

Posted in WARARKA MAANTA

TACSI : Marxuum Ganacsade Mire Cali Buubaal

Toronto | QOL | 11 November 2016 | Qaranimo Online, Nabadoono, Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Waxgarad kale duwan…

Posted in WARARKA MAANTA

M/weynaha France oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

Paris | November 11, 2016 –  Madaxweynaha Dalka France Francois Hollande ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirnimo ka gudoomay…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaas iyo Guuleed oo ku kulmaya Gaalkacyo

Gaalkacyo | November 11, 2016 – Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka maanta waxaa lagu wadaa in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Dr Hassan Haji Ali Mire

Muqdisho, 10 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka hadlay doorashooyinka dalka ka socda.

Muqdisho, 10 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Ku-Xigeenka dalka oo la shiray hey’adaha UN-ka

Muqdisho | QOL | November 10, 2016 – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Burundi.

Muqdisho- 10 November, 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federealka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Aqalka hoose ee Galmudug oo Maanta ka dhacaysa Cadaado

Muqdisho, November 10, 2016: Waxaa Magaalada Cadaado ka soconaya qabanqaabada doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u Matali…