Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Waa yaab: Maamul goboleedyada oo amarka Imaaradka fulinaaya.

Muqdisho, November 10, 2016: Sida la sheegayo kulamo qarsoodi ah ayaa ka dhacaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,…

Posted in WARARKA MAANTA

Government Activities in the past week

Mogadishu, November 8th 2016 – HE the Minister of Information, Mohamed Abdi Hayir ‘Mareye,’ briefed the media…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Hirshabeelle oo ka socoto Jowhar

Muqdisho, November 09, 2016: Doorashadii Xubnaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka bilaabatay Caasimadda Dowlad-goboleedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgal xalay ka dhacay Beledweyne

Muqdisho, November 09, 2016: Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa xalay ka dhacay Howlgal dad lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano ka hadlay dagaalka Gaalkacyo

Muqdisho, November 09, 2016: Qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya deegaanada maamulka Puntland ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Magacyada xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta lagu doortay Baydhabo

Baydhabo | November 8, 2016 – Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa maanta lagu qabtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Magacyada xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta lagu doortay Kismaayo

  Kismaayo | November 8, 2016 – Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay qeybta koowaad ee Doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo bogaadiiyey doorashooyinka ka bilowday Kismaayo iyo Baydhabo

Muqdisho, 08 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey doorashooyinka Aqalka…

Posted in WARARKA MAANTA

RW ku-Xigeenka XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Avv Gabyow

Muqdisho | November 8, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Avv Gabyow

Muqdisho, 08 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii…

Posted in WARARKA MAANTA

Laba ka tirsan gudoomiyayaasha degmooyinka Banaadir oo Xildhibaanimo isku sharxay

Muqdisho, November 08, 2016: Wararka ka imaanayo degmada Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen gudoomiyayaasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Aqalka Hoose oo ka bilaabanaya Baydhabo iyo Kismaayo

Muqdisho, November 08, 2016: Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo…