Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo xoog kusoo furatay gabar Kenya u dhalatay

Muqdisho, October 30, 2016: Ciidamada Nabad sugida ee maamulka Galmudug ayaa la sheegay iney xoog kusoo furteen gabar…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo caro ka muujiyay faragelinta shisheeye ee Doorashada Soomaaliya

Muqdisho, October 29, 2016: Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Amb. Olgan Bekir ayaa la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Ku-Xigeenka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka madaxa USAID iyo Safiirka Mareykanka

Muqdisho | QOL | October 28, 2016 – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Somali Man wielding knife fatally shot outside US Embassy in Kenya

Nairobi, Kenya | October 27, 2016 – A Somali man attacked an armed guard in front of…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha “Wadada Wadnaha waxaaa lagu dhisay canshuurta shacabka Soomaaliyeed”

Muqdisho, 27, Oct, 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo xariga ka jaray dhisamaha Wasaaradda maaliyadda

Muqdisho, 27, Oct, 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta xariga ka…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

War Saxaafadeed : Soomaaliya oo saxiixday cahdiga ka mid noqoshada Ururka IORA

Tr. October 27, 2016 Bali – Indonesia War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah). October 27, Wasiirka Arrimaha Dibadda…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Somalia signing the Indian Ocean Rim Association (IORA) charter and formally becoming a member State

Date : October 27, 2016 Bali – Indonesia Press Statement FOR IMMEDIATE RELEASE On October 27, The…

Posted in WARARKA MAANTA

Daacish oo shalay qabsatay Qandala xalay-na, isaga baxay

Muqdisho, October 27, 2016: Dagaalyahanadii ka tirsanaa Daacish ee shalay qabsaday degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabageed “Xil ka qaadista la igu sameeyay waxaa is leeyahay armey deg deg ku jirtay”

Muqdisho, October 27, 2016: Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed), ayaa ka hadlay xil ka qaadistii uu shalay ku sameeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug Oo Eedeysay Puntland

Muqdisho, October 26, 2016: Maxamed Xaashi Cabdi Carabay, Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, oo la hadlay warbaahinta ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dambi Lagu Helay Haween Soomaaliyeed

Muqdisho, October 26, 2016: Maxkamad ku taalla dalka Mareykankaayaa la hor keenay haween Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in…