Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u cambaareeyey qaraxii Beledweyne
Muqdisho, 25 October 206 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u…
Ciidanka Itoobiya oo ka baxaya degmo ka tirsan gobolka Bakool
Muqdisho, October 25, 2016: Ciidamada dowladda Itoobiya ee ku sugan degmada Tayeeglow ee gobolka Bakool ayaa u sheegay…
Hirshabeelle oo baaq u diray puntland iyo Galmudug
Muqdisho, October 25, 2016: Cali C/llaahi Guudlaawe, Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle, ayaa Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug…
Askar dhaawac ah oo loo qaaday dalka Sucuudiga
Muqdisho, October 25, 2016: Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaa laga sagootiyay16 ka mid ah Ciidanka Qaranka…
AMISOM oo Cadaado la geeyay
Muqdisho, October 24, 2016: Magaalada Cadaado ayaa maanta laga dareemayaa u diyaar garowga hanaanka doorashooyinka dalka gaar ahaan…
Norway Oo Soo Celinaysa Dad Soomaaliyeed
Muqdisho, October 24, 2016: Waaxda Socdaalka Norway ayaa sheegtay in ay dib u soo celin doonto Qaar ka…
Baaq ku socdo Puntland iyo Galmudug
Muqdisho, October 24, 2016: Ayada oo weli xiisado colaadeed ay ka jiraan qeybo ka mid ah Gobolka Mudug gaar…
DAAWO: Xafladii soo dhawaynta ee musharax Jibriil Ibraahim Cabdulle…LONDON
https://youtu.be/SUsNibDlFfw
DAAWO: Dib u habayn lagu samaynayay Masaajidkii Arbaca Rukun oo muran laga keenay !
https://www.youtube.com/watch?v=SfUOm45sfJ8
AMISOM oo garaacday degmada Jannaale
Muqdisho, October 23, 2016: Ciidamada AMISOM ayaa madaafiic ku garaacay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay…
Ciidamada Itoobiya oo ka baxay deegaanka Halgan iyo Shabaab oo qabsaday
Muqdisho, October 23, 2016: Ciidamada Itoobiya ayaa ka baxay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo muddo saldhig u…
Beesha Caalamka oo dowladda Federaalka u tilmaantay dhowrista xuquuqda Aadanaha
Muqdisho, October 22, 2016: Hay’adda Qaramada Midoobay, Dawladda Maraykanka, , Midowga Yurub, Midowga Afrika, IGAD iyo waddamo kale…