Category: WARARKA MAANTA
Guddiga dib u eegista hanaanka doorasho oo sheegay in wax laga bedelay qodobada qaar
Muqdisho, May 17, 2016: Baarlamaanka u saaray dib u eegista iyo turxaan bixinta heshiiskii Madasha Wadatashiga qaran ee…
TACSI TIIRAANYO LEH
INAA LILLAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Toronto | QOL | 16 May 2016 | Bogga Qaranimo iyo dhamaan…
WAR MURTIYEED: Ma Jiro Musharax uu Ururka Gurmad Leeyahay
Muqdisho, May 17, 2016: Sida uu ururka Gurmad dhowr goor horay u caddeeyay, Gurmad waa dhaqdhaqaaq waddaniyadeed, ahdaaftiisana…
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Gargaarka oo ka dhacaya Istanbul
Muqdisho, May 16, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, , ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku…
NUSOJ oo maanta dooranayso Hoggaan Cusub
Muqdisho, May 16, 2016: Shirweynaha ee magaalada Muqdisho uga socda Suxufiyiinta Soomaaliyeed, ayaa maanta lagu wadaa in lagu…
Tarsan “Munaasabaddii 15-ka May waxay noqotay in dowladdu waxqabadkeeda kaliya ku soo bandhigto”
Muqdisho, May 16, 2016: Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Munaasabaddii maalinta…
Mudane Cumar Cabdirashiid oo maanta la kulmaya Guddigii loo saaray dib u eegista hanaanka doorasho
Muqdisho, May 16, 2016: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta lagu wadaa inuu la kulmo Guddi hoosaadkii…
DAAWO: Xaaladda Ceelbuur halka ay marayso
https://youtu.be/HE_zh444M4Q
Naadiga NAKADSA oo Muqdisho ku qabtay Xuska 15-ka May
Muqdisho, May 15, 2016: Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusaayey 15 May oo ah…
“Doorashada ka hor waa in Al-Shabaab laga saaraa, meelaha ay ku sugan yihiin”
Muqdisho, May 15, 2016: Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed, ayaa ugu baaqay ciidanka xoogga dalka…
NISA oo gacanta ku dhigtay nin Laptop-yo ku diyaarinaayay Qaraxyo
Muqdisho, May 15, 2016: Ciidamada Hey’adda Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa u dhacay guri ku yaala degmada H/wadaag,…
QALINKII CABDIBOQOR IYO QORMADIISII MAREEYKANKA (QB: 1-AAD)
Qof aan dhul marin, dhaayo maleh! HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena…