Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha: ”Baarlamaanka Federaalka ha dardar geliyo meel marinta hannaanka doorashada sannadka 2016”
Muqdisho, 14 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baarlamaanka Federaalka, ugu baaqay…
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 14 May 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa…
HALGANKII XISBIGA S.Y.L OO 73 SANNO JIRSADAY
Muqdisho | QOL | May 15, 2016 – Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan…
Mar kale, Kun Qof Tahriibayaal Ah Oo La Badbaadiyey
Muqdisho, May 14, 2016: Ciidamada dalka Talyaaniga u qaabilsan ilaalinta xeebaha ayaa badbaadiye1000 qof oo saarnaa Laba doonyo…
Gabre oo si rasmi ah loo ogaaday howsha uu Somalia u dhax joogo.
Muqdisho, May 14, 2016: Maxamed Cabdi Afeey wakiilka IGAD ee Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay waxyaabaha…
“Ma aheyn in Ra’iisul Wasaaruhu Guddi u saaro eedeymaha NISA”
Muqdisho, May 14, 2016: Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa dhaliilay tallaabadii uu Ra’iisul Wasaaraha ku magacaabay Guddi xaqiiq…
Haweeneydii u horeysay oo loo magacaabay Xoghayaha Guud ee FIFA
Muqdisho, May 14, 2016: Fatma Samba Diof Samoura ayaa noqotay haweeneydii u horeysay ee loo magacaabo xilka Xoghayaha…
Somalia and Somaliland restart dialogue
Somalia has made a $1 million donation to the drought-hit breakaway northwestern region of Somaliland, ahead of…
Ciidamada Talyaaniga oo deeq gaarsiiyay xarunta agoonta gabdhaha Boondheere
Muqdisho, May 13, 2016: Ciidamada talyaaniga ee qeybta ka ah kuwa Midowga Yurub ayaa deeq isugu jirta qalab…
Jaamacadda Carabta oo ka shireysa sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhallinyarada
Muqdisho, May 13, 2016: Shir ballaaran oo looga hadlayo sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhalinyarada ururka Jaamacadda Carabta…
Diblomaasiyiinta Reer Galbeedka oo isaga baxay caleema saarki madaxweyne Museveni
Muqdisho, May 13, 2016: Diblomaasiyiintii Reer Galbeedka ee ka qeybgaleysay xafladi lagu caleema saarayey madaxweynaha Uganda ayaa isaga…
Magafayaasha dadka tahriibaya oo qaar ka mid ah la qabtay.
Muqdisho, May 12, 2016: Booliska dalka Talyaaniga ayaa gacanta kusoo dhigay 7-qof oo magafayaal ah kuwaasi oo dadka…