Category: WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya
Muqdisho, May 4, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka…
Ceydiid Ilka-Xanaf oo xillka laga qaaday (Akhriso Digreetada)
Muqdisho, May 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa goor dhow xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare…
Mudane C/salaan Cumar Hadliye oo ka hadlay gabar isku gubtay Nauru
Muqdisho, May 4, 2016: C/salaan Cumar Hadliye Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya la socoto…
DAAWO: Hooyo Soomaaliyeed oo Taxi wade ka ah Dalka Australia !
https://www.youtube.com/watch?v=lqF2FZ854ys
DAAWO: Ex-Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo waraysi xiiso badan siiyay warbaahinta
https://youtu.be/HOy9UGMIbCY
Baarlamaanka oo maanta guda galay dooda ku saabsan doorashooyinka 2016
Muqdisho, May 3, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay dooda ku aadan hanaanka doorashooyinka…
St. Paul imam finds himself at the center of a storm over law and faith
Hassan Mohamud is seen as either protecting youth or interfering with justice By Stephen Montemayor |…
Ururka Haweenka Qaranka oo baaq u diray duubabka dhaqanka Hiiraan iyo SH/Dhexe
Muqdisho, May 3, 2016: Ururka Haweenka Qaranka ayaa casho sharaf u sameeyey duubabka dhaqanka Gobolada Hiiraan iyo SHabeelaha…
Golaha Ammaanka ee QM oo tegaaya Soomaaliya, ka hor doorashada Agosto
Muqdisho, May 3, 2016: Wafdi ka socdo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa bishan dhaxdeeda socdaal ku tagi…
Madaafiic oo xalay lagu garaacay Xerada Xalane
Muqdisho, May 3, 2016: Dhowr madaafiic ayaa xalay abaarihii 1-dii saq dhexe lagu garaacay Xerada Xalane ee ku…
Kooxda kubbada kolayga ee I. L. S. oo la ganaaxay
Muqdisho, May 2, 2016: Kooxda Kubadda Koleyga I.L.S ayaa ganaaxan ku muteysatay kadib markii ay diideen in ay…
Gabar Soomaaliyeed oo isku gubtay Jasiirada Nauru
Muqdisho, May 2, 2016: Wararka naga soo gaaraya dalka Australia ayaa sheegaya in gabar Soomaaliyeed oo kamid ah…