Category: WARARKA MAANTA
“Xildhibaankii ka maqnaada kalfadhiga 8aad, laguma soo dari doono Baarlamaanka soo socda”
Muqdisho, April 30, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ka maqan kalfadhiga…
Ra’iisul Wasaaraha oo horgeeyey Baarlamaanka Qorshaha Guud ee Hannaanka Doorashada 2016
Muqdisho, April 30, 2016: Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta…
Baarlamaanka oo saaka la horkeenayo hanaanka doorashada 2016
Muqdisho, April 30, 2016: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la hor-keenayaa go’aankii doorashooyinka ee ay ku…
Tahriibayaal laga soo bad baadiyay Badda
Muqdisho, April 30, 2016: Waxaa la sheegayaa in xalay fiidkii laga dejiyay Dekeda Boosaaso illaa 92 qof oo…
Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in labo bil lagu kordhinayo waqtiga ay dhaceyso doorashada
Muqdisho, April 30, 2016: Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in isaga iyo Guddoonka…
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hab mideysan ee shatiyada Isgaarsiinta dalka
Muqdisho, April 29, 2016: Kulanki caadiga ahaa ee golaha Wasiirada oo uu shir guddoominyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane…
Wasiirka Amniga oo magacaabay guddi ka soo talo bixiya tayaynta booliska
Muqdisho, April 29, 2016: Kulan lagusoo gaba gabeynayay shirkii looga hadlayay tayeynta qaabdhsimeedka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ka…
DAAWO: Sheekh ka hadlaya nin xaaskiisii cunay xilli ay tahriib ku jireen !
https://youtu.be/i_VsRPRTO3s
Strong bonds grow with bellies at program for pregnant Somali women
A CenteringPregnancy group in Columbia City is the first Somali-language program of its kind in the country….
Struggling for survival in drought-hit Somaliland
REUTERS | HARGEISA, Somalia | By Siegfried Modola – In the past three months, Amina Ibrahim Shirwa…
Levi Karuhanga, the General who pacified Liberia, Somalia
DAILY MONITOR | April 29, 2016 – The late Maj. Gen. Levi Karuhanga has been described as…
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee G/Galgaduud
Muqdisho, April 29, 2016: Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka si buuxda ula wareegay…