Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay doorashada iyo xiriirka Ruushka
Muqdisho, April 23, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay Arrimaha Wabiga Shabeelle,…
“Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka sugeynaa 26 bishan inuu keeno qaabkii doorashada lagu geli lahaa”
Muqdisho, April 23, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegay in maalmaha soo socda…
Baarlamaanka oo ka doodaya mooshinki shirka Jowhar
Muqdisho, April 23, 2016: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta mar kale lagu wadaa inay ka doodaan…
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inay ogaayeen xogta gaarigii qaraxa siday ee shalay la qabtay
Muqdisho, April 23, 2016: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay wax k ogaayeen xogta labo gaari oo midkood…
INTAAN DOWLAD U SHAQAYN LAHAA, WAXAA LA’IIQATAY?
Intaan Dowlad u shaqayn lahaa, waxaa la’iiqatay in aan Boyaas noqdo! Aqristow waa Muqdisho, waa…
Former refugee gives back to others
Helps Syrians in Winnipeg adjust to life here Winnipeg Free Press | By: Carol Sanders | 04/22/2016…
Two survivors from Ethiopia and Somalia tell of mystery migrant shipwreck
An Ethiopian and a Somali say they were on two boats heading to Italy from Libya when…
Wasaaradda Haweenka oo qabatay kulan looga hadlayay xuquuqul insaanka
Muqdisho, April 22, 2016: Shirkaan oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada saraakiisha lamaha amniga…
Ku simaha Madaxweynaha oo la kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho, April 22, 2016: Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”…
Dhalinyaro Tahriib ah oo Garoonka Muqdisho laga qabtay
Muqdisho, April 22, 2016: Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta 11 dhalinyaro oo…
Madaxweyne Xasan “Macquul ma ahan in 10 san oo kale ay AMISOM sii joogto Soomaaliya”
Muqdisho, April 22, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxmuud ayaa sheegay in ciidamada AMİSOM ay door weyn ka…