Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

BAAQ KU SOCDA DHAMAAN UMADA SOMAALIYEED MEELKASTA OO AY JOOGTO.

  Somaalidu waxay tiraahdaa “DADXUME NINKII KU YIRAA, DADLAAWAA LAYIRAA”!!! Sida aan wada og nahay Gobolada Somaaliyeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeney u hadasha ka hortagga Gudniinka Fircooniga oo lagu weeraray magaalada London

Muqdisho, April 5, 2016: Hibo Wardhere oo ah Haweeney u ololeysa mamnuucida gudniinka fircooniga, ayaa lagu weeraray bas…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay.

Muqdisho, April 5, 2016: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo lagu Magacaabo Maxamed Cali Diheeye ayaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

ROOB LAGU QABOWSADAY OO SAKAY AROORTII KA DA’AY MUQDISHO.

    Allaa Mahad leh, Saakay aroortii Roob lagu qabowasaday ayaa ka da’ay Muqdisho iyo Hareera heeda,…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Cabdiraxmaan Faroole oo ka hadlaya heshiiskii Garowe iyo Musharaxnimadiisa 2016

https://youtu.be/8GMsPa6G4iA

Posted in WARARKA MAANTA

Wabiga Shabeelle oo biya keenay & faraxd ka dhalatay

Jowhar | April 4, 2016 – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in shalay galab…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Whether It Works Or Not, U.S. Anti-Radicalization Plan Can Benefit Communities

NPRNews | April 3, 2016 – In the ongoing investigation into the Brussels terrorist attacks, most of…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

The expensive luxury of electricity in Somalia

Mogadishu residents left in the dark amid price hikes from private electricity companies that many cannot afford….

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo soo dhoweeyay heshiiskii Soomaaliya iyo Puntland

Muqdisho, April 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay magaalada Garowe ku kala…

Posted in WARARKA MAANTA

Faroole oo sheegay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho, April 4, 2016: C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo caddeeyay in 10-ka bishan uu furmi doono Kalfadhiga 8aad

Muqdisho, April 4, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Heshiiska dowladda Federaalka iyo Puntland oo dhameystiran

Muqdisho, April 4, 2016: Waxaa magaalada Garowe lagu saxiixay qaabka doorasho ee Soomaaliya ka dhacaya sanadkan 2016,…