Category: WARARKA MAANTA
DHAGAYSO: Cabdiweli Gaas oo ka hadlaya heshiiskii uu saxiixay kedib in sanadka 2020 aysan Puntland ogolaan doonin 4.5
https://youtu.be/CQoiGZpPUk8
DAAWO: Wafdi gargaar siday kana tegay Xamar oo gaaray Hargaysa
https://youtu.be/MFJ-PBFO3bE
Sarkaal ka tirsan Nabadsugida oo maanta lagu dilay Muqdisho
Muqdisho, April 3, 2016: Rag hubeysan ayaa maanta duhurkii ku dilay degmada Xamar weyne Sarkaal ka tirsan…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Puntland ku bogaadiyay oggolaanshaha qaabka doorasho ee 2016-ka
Muqdisho, April 3, 2016: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer…
Saxafiyiin London ku kulmay oo talooyin soo jeediyay
Muqdisho, April 3, 2016: Kulan ay ka qeyb galeen bahda Warbaahinta ee ku kala nool qaar ka mid…
Degmo cusub oo lagu soo daraayo Gobalka Baaadir iyo khilaaf xoogan oo ka taagan
Muqdisho, April 3, 2016 Warar huban oo lagu kalsoon yahay ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha Gobalka Banaadir…
Wasiirka A. Dibadda Itoobiya, Axmed Madoobe iyo Ergeyga QM oo ku si jeeda Garowe
Muqdisho, April 3, 2016 Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta lagu…
“Canshuurta guryaha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir waa qalad”
Muqdisho, April 3, 2016 Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay canshuuraha…
Wabiga Shabelle oo biyo keenay, beeralayduna ku farxeen
Muqdisho, April 2, 2016 Wabiga Shabelle oo dhowaantan guray ayaa laga dareemayaa biyo ku soo kordhay iyadoo laga…
Hanti Dhowr qaranka oo lacagaha uu qaado Gudoomiyaha Gobalka Banaadir xaaraan kutilmaamay
Muqdisho, April 2, 2016 Kulan uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Hanto dhowraha guud ee Qaranka islamarkaana ay ka…
Afar ruux oo maanta siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho
Muqdisho, April 2, 2016 Kooxo Hubeysan oo watay gaari ayaa maanta si kala gaar gaar ah illaa afar…
WAR DEG DEG AH,
CIIDAMADA AMAANKA OO WERAR KU QAYBTA CABDALA SHIDEEYE EE SUUQA BAKAARAHA SAKAY AROORTII. Warar aanu ka helnay…