Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha iyo Wakiilka Midowga Afrika oo ka wadahadley fulinta baaqii Djibouti ee xoojinta AMISOM iyo ciidanka Soomaaliya
Muqdisho, 14 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Australia
Muqdisho, 14 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Amiirka Kuwait
Kuwait, March 14, 2016 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka…
Golaha Culimada Magaalada Gaalkacyo oo la aasaasay.
Gaalkacyo | QOL | March 13, 2016 – Iyada oo ay isasoo tarayso baahida loo qabo Marjic…
Dowladda Itoobiya oo ka danbeysa in Webiga Shabelle biyo la’aan noqdo wabiga Shabelle
Muqdisho,14 March 2016: Waxaa la sheegayaa in Itoobiya ay xirtay qeybo ka mid ah biyaha wabiga Shabeelle waxaana…
Wasiirka dhallinyarada oo lagu soo dhoweeyay Waddanka Ingriiska.
Muqdisho,14 March 2016: Xaflad ay soo qaban qabaiyeen Jaaliyadsa Soomaaliyeed ee ku nool cariga Ingiriiska ayaa waxaa si…
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo rajo ka muujiyay qab-soomidda maamul u samaynta Hiiraan Sh/dhexe
Muqdisho,14 March 2016: Yuusuf Axmed Hagar ‘Dabaged’ Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay arrimaha dhismaha Maamul u sameynta…
Qaramada Midoobey Oo Baaraysa Xiriirka Kadhexeeya Shirkadda Soma Oil iyo Ururka Alshabaab.
Muqdisho,14 March 2016: Guuddi Qaramada Midoobey ka tirsan ayaa baaraya suurtagalnimada in uu xiriir u dhexeeya agaasimaha qaybta…
Daawo: Musharax Eng Cabdirisaaq Jalwo oo u sharaxan xilka Xildhibaan Federaal ah
https://youtu.be/tY9cBotKKAU
Guddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka oo hambalyo u diray xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta
Muqdisho,13 March 2016: Guddiga arrimaha dibadda ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta …
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in maxkamad la soo taagi doono dadka lagu soo qabtay maandooriyaha
Muqdisho,13 March 2016: Axmed Cali Daahir Xeer ilaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono…
Mareykanka oo soo saaray war ku saabsan Somalia
Muqdisho,13 March 2016: Stephen Schwartz oo ah Safiirka dowlada Mareykanka ee dalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horeysay ka…