Category: WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Magaalada Beledweyne.
Muqdisho,13 March 2016: Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan…
Guddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaraar ku aadan Amniga dalka
Muqdisho,13 March 2016: Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa qaraar ku saabsan Amniga dalka, kadib kulamadii Baarlamaanka ee lagu…
“Gobol kasta amnigiisa ayuu sugtaa, annagana wax saameyn ah naguma yeelaneyso”
Muqdisho,12 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho,Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa ka hadlay…
Masar iyo Soomaaliya Oo Heshiis Ganacsiga Xoolaha Ku Kala Saxiixday Qaahira.
Muqdisho,12 March 2016: Wasiirka Khayraadka Xoolaha xukuumadda Soomaaliya Siciid Xasan iyo wasiirka maalgashiga Masar Khaalid Xanafi, ayaa magaalada…
Wasiiro U Kuur-galay Shaqooyinka Kasocda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Muqdisho,12 March 2016: Dhowr Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Dhexe ee dalka ayaa booqasho ku tagay Garoonka caalamiga…
Jaamacadda Carabta oo ku baaqday in laga qaado Soomaalia cunaqabateynta hubka
Muqdisho,12 March 2016: Wasiiradda Arrimaha dibada Jaamacada Carabta ayaa ku baaqay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee…
Madaxweynaha oo sheegay in Haweenka heli doonaan doorkooda ka qeyb galka siyaasada
Muqdisho,12 March 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay la siin doono doorkooda…
11 Maarso 2 Guurada maalintii uu baxay Boqorkii Codka Tubeec
Muqdisho | QOL | March 11, 2016 – Maalin Jimce ah 11-3-2016 waxa ay ku beegan tahay…
Japan oo ugu deeqday Dowlada Somalia 38 Malyan oo Dollar
Muqdisho,11 March 2016: Dowladda Japan ayaa ugu deeqday dowlada Soomaaliya lacag gaareysa 38 malyan oo dollar taasoo si…
Qarax xalay lala beegsaday Maqaayad ku taalla Garbahaareey
Muqdisho,11 March 2016: Maqaayad ku taalla Garbahaareey ayaa laba ruux ku dhimatay sideed kalana dhaawacyo kasoo gaaray kadib…
Ahmed Aboul Gheit oo loo magacaabay Xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta
Muqdisho,11 March 2016: Wasiirikii hore ee arrimaha dibada Masar Ahmed Aboul Gheit, ayaa loo magacaabay xoghayaha guud ee…
Dalalka Bariga Africa oo sameystay Baasaboor cusub
Muqdisho,11 March 2016: Urur la magac baxay Bulshada Bariga Africa ayaa sameystay baasaboor cusub oo mideynaya qaar ka…