Category: WARARKA MAANTA
Ururka NUSOJ Oo Uu Muran Xoogani Ka Taagan Yahay Weli.
Muqdisho, 08 February, 2016: Dacwad ay qaadday maxkamadda oo u dhaxaysay NUSOJ iyo Wasaaradda warfaafinta waxay go’aan ku…
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo Ku Si Jeeda Hobyo
Muqdisho, 08 February, 2016: Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen”Odawaa” oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu…
Somaliland Oo Diyaar U ah Wada Hadaladii Kala Dhexeeyey Dowladda Federalka.
Muqdisho, 08 February, 2016: Mudane Sacad Cali Shire oo ah Wasiirka Arimaha Dibada Ee Soomaaliland, ayaa ka hadlay…
Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo dib ula wareegay Marka
Muqdisho, 08 February, 2016: Wararka na soo gaaray ayaa sheegay in Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay saaka…
DHAGEEYSO: Cabsida iyo welwelka ay ku shaqeeyaan weriyeyaasha gudaha Soomaaliya
https://youtu.be/fPrsMIPlO0E
DHISMAHA MAAMUL U SAMEEYNTA DEGAANNADA MAAMUL GOBOLEEDKA GALMUGUD
Toronto | QOL | 07 Feb 2016 | Waxaa beryahan ka socday wadatashi dhisme maamul u samayn…
DAAWO: Faaliyaha qaranka 06 02 2016, qaybaha ugu muhiimsan
https://youtu.be/MSPi5g3dlZs
CABASHO DEG DEG AH, OO KU SOCOTA.
WAA CABASHO DEG DEG AH, OO RAADINAYSA CADAALAD!!. KU: MD, WAYNAHA DF, SOMAALIYA. KU: GOLAHA SHACABKA D,…
War Saxaafaddeed: Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya
Muqdisho, 07 February, 2016: Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa maanta soo bandhigtay Siyaasadda Qaran ee ku wajahan Arrimaha…
Saldhig Boolis oo laga furay garoonka Aden Cad
Muqdisho, 07 February, 2016: Dowladda Somalia ayaa adkeysay amaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaana maanta laga furay…
Maxkamad Kutaal Malta Oo Xukun Ku Ridey Wiil Soomaaliyeed.
Muqdisho, 07 February, 2016: Maxkamad kutaal Jazeeradda Malta ayaa waxa ay 21 jir u dhashay Soomaaliya ku xukuntay xabsi…
Madaxweynaha oo maanta hortagaya Baarlamaanka, Khudbadna ka jeedi-doono
Muqdisho, 07 February, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in uu maanta hortago Golaha…