Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dad loo qabtay Qarixii Diyaarada Daallo iyo Ammaanka Garoonka oo la Adkeeyay

Muqdisho, 07 February, 2016: Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay,…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Leicester oo la celin la yahay ka dib markii ay quusiyeen Man city

Muqdisho | QOL | February 7, 2016 – Waxaa la ciyaaray 6-2-2016 Kulamo ka Tirsan Meertada 25…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Booqday Wasaaradda Batroolka.

Muqdisho, 06 February, 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta kormeer shaqo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga: “Marko waxaa gacanta ku haya Ciidamadda Xoogga dalka iyo AMISOM”

Muqdisho, 06 February, 2016: Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo weheliyo Wasiirka Warfaafinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya Oo Markale Dacwad Ka dhan ah Kenya U Gudbisey Maxkamadda Hegue.

Muqdisho, 06 February, 2016: Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay in Xeer ilaalinta guud ee dowladda federalka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

FBI oo ku biirtay baaritaanka Diyaaraddii Daallo

Muqdisho, 06 February, 2016: Qayb yar oo ka socda FBI oo Mareykanka ka timid ayaa soo gaaray magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

DAAWO: Sir Culus, aasaaski Al-shabaab habka ay dilalka u abaabulaan, waxaa ka sheekeeynaya ragga wax ka abaabula

https://youtu.be/FQTk4R_dZG4

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

UBADKA IYO MUSTAQBALKA

Toronto | QOL | February 5, 2016 – Inkastoo xadaaradda iyo teknoolajiyada aduunka ay maanta gaartay heerar…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Breast cancer: The number one killer cancer in Somalia

Muqdisho | February 4, 2016 – Worldwide, the month of October is set aside every year to…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo Magaalada Marka la wareegay kadib markii ay AMISOM ka baxeen

Muqdisho, 05 February, 2016: Ciidan ka tirsan Al-Shabaab, ayaa la wareegay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose,…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulankii Dhexmaray Axmed Madoobe- Micheal Keating iyo wixi ka soo baxay

Muqdisho, 05 February, 2016: Madaxa maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Malaayiin gabdha ah oo habka fircooniga loo guday ayaa ku nool Aduunka

Muqdisho, 05 February, 2016: Qoraal ay Hey’ada UNICEF ayaa lagu sheegay in aduunyada ay ku noolyihiin ilaa iyo…