Category: WARARKA MAANTA

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Duqa magaalada Muqdisho oo ku damaashaadaya dalka dibediisa

https://youtu.be/-EEKnKw5k6g

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Go’aanka Puntland ee Shirka mustaqbalka Soomaaliya

https://youtu.be/BYf7YV7nsyw

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo Musuq-Maasuqa ka gashay Kaalinta Kowaad

Muqdisho, 27 January, 2016: Warbixin cusub oo ay soo bandhigtay Transparency International ayaa sheegtay in Soomaaliya a safka…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Nigeria, Somalia leaders join Uhuru at service for fallen KDF soldiers in Eldoret

Mr Buhari landed at the Eldoret International Airport shortly after 2.30 p.m. In Summary The government is…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Inquiry into El-Adde massacre must take candid look at mission in Somalia

A Kenya Defence Forces board of inquiry is expected to complete its work shortly In Summary Beyond…

Posted in NEWS in ENGLISH OPINION / FIKRAD WARARKA MAANTA

Failed States and States of Failure

By Tom Engelhardt – January 26, 2016 – Tom Dispatch We have no idea what it means at…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo ka doodaya sharciyo aad logu baahanyahay

Muqdisho, 27 January, 2016: Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yaalanaya xarunta golaha shacabka kana doodaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirki ka Socday Muqdishu oo Guul-darro ku Dhamaaday

Muqdisho, 27 January, 2016: Madaxda Federalka ah ee Soomaaliya iyo maamul Gobileedyada wadanka ayaa ku guuldaraystay inay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil Soomaali ah oo loo haysto inuu dilay gabar u dhalatay Sweden

Muqdisho, 27 January, 2016: Wiil la sheegay in uu jiro 15 sano oo asalkiisu yahay Soomaali, ayaa loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeybgeli Doono Aaska Askartii Kenya.

Muqdisho, 27 January, 2016: Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi uga qaybgeli doona aas…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo la kulmay Taliyaha Ciidamada lugta ee dalka Sweden

Muqdisho, 26 January, 2016: S/Gaas Maxamed Aaden Axmed oo ah Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, ayaa maanta ku…

Posted in WARARKA MAANTA

GEERIDU WAA XAQ, QOF KASTANA WAA SUGAYAA!

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN, MADHINTE WAA ALLE!!, Marxuum, Cabdi Xaaji Goobdoon, wuxuu ahaa shaqsi aad…