Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha: “Marxuum Cabdi Xaaji Gobdon waxaa uu ahaa hawlkar waddankiisa wax badan u qabtey, taariikhduna ay xusi doonto’’

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN  Muqdisho, January 26, 2016 –  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Cumar “Cabdi Xaaji Goob-doon wuxuu ahaa tiir ay tabi doonaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed”.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN  Muqdisho, January 26, 2016 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Jawaari oo kulammo la qaatay guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Turkey, Iraq Iyo Pakistan

Baqdaad, Iraq | January 26, 2016 –Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoonka Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyey geerrida Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN   Muqdisho | January 26, 2016 –Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga Kulan oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon rug cadaagii

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN  Muqdisho, 26-Janaayo-2015 –  Xisbiga Kulan oo ka tiiraanyeeysan geerida naxdinta leh…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa oo loogu baaqay in ay si gaar ah ula socdaan arrinta Jabuti.

Muqdisho, 26 January, 2016: Midowga Africa iyo Qarmada midoobay ayaa loogu baaqay in ay ku cadaadiyaan dowlada Jabuti…

Posted in WARARKA MAANTA

”Wax Heshiis ah Laguma Gaarin Shirkii Kismaayo Waana Fashilmay”.

Muqdisho, 26 January, 2016: Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad kajeedinayey shir ka furmay shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

22-Xisbi siyaasadeed oo dacwad ka gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha

Muqdisho, 26 January, 2016: Axsaab gaarayaa 22 xisbi ee ka jira dalka ayaa maalintii shalay u gudbiyay Maxkamadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdi Xaaji Goobdoon oo Saaka Muqdisho ku geeriyooday

Muqdisho, 26 January, 2016: Waxaa Saaka Muqdisho ku geeriyooday “AU” Cabdi Xaaji Gobdoon oo ahaa ruug-cadaa saxaafadeed isla…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo magacaabey Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir

Muqdisho, January 25, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furay shir gaar ah oo qeyb ka ah Madasha Wadatashiga Qaranka

Muqdisho, 25 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo dalka dib ugu soo laabtey

Muqdisho, 25 January 2016 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa…