Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

WAR DEG DEG AH OO TIIRAANYO IYO MURUGO LEH.

  QAAR KA MID AH DADKII JOOGAY BAAR LIIDO OO LA LA’YAHAY? Sida ay sheegayaan Waalidiin iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Imaanaya Magaalada Muqdisho.

Muqdisho, 24 January, 2016: Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lafilayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo baaritaan ku sameyn doonto dawada xoolaha

Muqdisho, 24 January, 2016: Wasaarada Xanaanada Xoolaha, ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay in lala socdo Dawooyinka xoolaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo sheegay in uu la dagaali doono Al-shabaab

Muqdisho, 24 January, 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ah Madaxweynaha Jubbaland ayaa shalay kormeeray xerooyin ciidan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiro ka tirsan DF Somalia oo ka guuraya Villa Somalia,Cabsi darteed!!

Muqdisho, 24 January, 2016: Warar hoose oo naga soo gaaraya Villa Somalia, ayaa sheegaya in qaar kamid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Xasan oo Mooshin laga geynayo baarlamaanka K/galbeed

Muqdisho, 24 January, 2016: Warar ka imaanayo magaalada Baydhabo, ayaa sheegaya in qaar ka  mid ah xildhibaanada baarlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

TALABO NOOCEE AH AYUU KA QAADI DOONAA?, MD WAYNE XASAN SHEEKH!.

Madaxweyne Xasan Sheekh, talaabo noocee ah ayuu ka qaadi donaa Masuuliyiinta laamaha Amaanka?, iyadoo ay waa JIB…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Faaliyaha qaranka 23 01 2016 qaybaha ugu xiisaha badan

https://youtu.be/o5-DvgVIYyQ

Posted in WARARKA MAANTA

WAR DEG DEG AH.

Warar aanu ka helnay ilo muhiim ah, ayaa waxay sheegayaan in uu ka dhexjiro Lamaha Dowlada MURAN…

Posted in WARARKA MAANTA

Tiradi Kooxdi Weerartay Lido iyo Qofki ka dambeeyay Magaciisa

Muqdisho, 23 January, 2016: Habeenkii Khamiista weerarki ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayaa dowlada Soomaaliya waxay…

Posted in WARARKA MAANTA

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Jabuuti oo lagu sagootiyay magalada Baladweyne

Muqdisho, 23 January, 2016: Magaalada Beledweyne, ayaa waxaa xalay lagu qabtay Xaflad ballaaran oo lagu sagootinayey cutubyo katirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xeebta Liido, kana hadalay Dhibaatadi ka dhacday

Muqdisho, 23 January, 2016: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay booqday maqaayada Xeebta Liido oo…