Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dadki ku Dhaawacmay Dagaalki Lido oo Caafimaad Dibadda loogu Qaadayo.

Muqdisho, 23 January, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay gelinkii dambe tagay Xeebta Liido, kadib weerarkii…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Wax ka baro taariikhda ciyaaryahanad Astur Jeenyo

Muqdisho | QOL | January 22, 2016 – Xidigtii Kubada Koleyga Soomaaliya ee Barisamaadkii Astur Jeenyo Magaceeda oo…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Garoon ku yaal Talyaaniga oo loogu magac daray Saamiya

Italia | QOL | January 22, 2016 – Garoon kubadda cagta lagu cayaaro oo ku yaalla magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerarkii Xeebta Liido iyo khasaaraha oo kordhay ” Daawo Sawirada”

Muqdisho, 22 January, 2016: Dad ka badan dhowr iyo 20-ruux ayaa ku geeriyootay weerar isugu jiray qaraxyo iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq

Baqdad, Iraq | QOL | January 22, 2016 –  Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”…

Posted in WARARKA MAANTA

R.W. Xukuumada oo shacabka ugu baaqay inay u midoobaan la dagaalka argagixisada

Muqdisho, January 22, 2016 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa…

Posted in WARARKA MAANTA

47 Arday oo dhamaysay Xifdinta Quraanka Kariimka oo Xaflad loogu Qabtay Degmada Baargaal

Baargaal | QOL | January 21, 2016 – Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay oo lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

DAD BADAN OO AY WAJIYADOODA KA MUUQATO WALWAL IYO WALAAC?

Muqdisho | QOL | January 22, 2016 – Dad badan oo ay wajiyadooda ka muuqato wal wal,…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda nabad sugida Soomaaliya ee NISA oo gacanta ku dhigtay Ninki Hogaaminaayay Dagaalki Xeebta Lido

Muqdisho, 22 January, 2016: C/Risaaq Cumar Maxamed oo ah Wasiirka Amniga, ayaa  sheegay in la soo gabgabeeyay hawlgalkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Audio: Xusuus qoristii farta Soomaaliga iyo Ololihii Horumarinta Reer Miyiga(OHRM)

https://youtu.be/3UmZFXDj86A

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ismiidamin ah iyo weerar wada socda ee ka dhacay Xeebta Lido

Muqdisho, 21 January, 2016: Wararka ka imanaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xeebta Liido ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Weeraro iyo qaraxyo ka dhacay Xeebta Liido

Muqdisho | QOL | January 21, 2016 – Weeraro iyo waraxyo is daba jog ah ayaa lagu…