Category: WARARKA MAANTA
Wasiirka Arimaha Gudaha oo Maanta Jowhar ku wajahan
Muqdisho, 18 January 2016: C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Wafdi la soda ayaa maanta ku…
Labo Askari oo ka tirsan DF Somalia oo Muqdisho lagu dilay.
Muqdisho, 18 January 2016: Wararka naga soo gaaraya degmada Dharkiinley ee Gobalka Banaadir, ayaa sheegaya in xalay laba…
Horn Cable TV REPORT: Midawga Yurub Oo Somaliland Isaga Baxay: Maxaysa Ka Sheegeen Xukuumada Iyo Xisbiyaduba
Muqdisho, 17 January 2016: Arrinta oo dadka qaar isku dayeen in ay inkiraan, balse Xaqiida taa way ka duwantahay….
Shirka Kismaayo oo si Dhab ah u Fashilmay.
Muqdisho, 17 January 2016: Shirka Kismaayo ka socda ayaa wali wax natiijo ah laga gaari la’yahay wana la…
Dowladda Soomaaliya oo 50 milyan oo Dollar abaal marin u heshay!
Muqdisho, 17 January 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa abaal marin uga heshay Boqortoyada Sacuudiga Carabiya lacag gaareysa konton malyan…
Madaxda Xafiiska Xeer Ilaalinta Soomaaliya oo isku haysta Musuq-maasuq laga sheegay.
Muqdisho, 17 January 2016: Dr Muqtaar Nuur Abuukar oo ah ku-xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya, ayaa…
Madaxda Soomaalida oo heshiis ku gaaray Shirki Kismaayo.
Muqdisho, 17 January 2016: Shirkii wada- tashiga Qaran ee Kismaayo ee looga hadlayay hanaanka doorashooyinka sanadkan 2016, ayaa…
Urur Goboleedka IGAD oo Diidan Mudo Kordhin
Muqdisho, 17 January 2016: Ayada oo beryahaan dambe la hadal hayay, in dowladda xilligaani jirta loo kordhiyo waqtiga…
“Shaqo aan la qaban saddex sano ayaa la rabaa deg deg in hal maalin lagu qabto”
Muqdisho, 17 January 2016: C/wali Sheekh Axmed oo ahaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ayaa walaac ka…
Gudoomiye Jawaari oo ku qasbanaaday in uu la kulmo Baarlamaanka Jubbaland
Muqdisho, 16 January 2016: Maxamed Cusmaan Jawari, Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo qaar ka tirsan xubnaha Baarlamaanka…
Wasiirka Warfaafinta oo isku shandheeyay Agaasimayaasha.
Muqdisho, 16 January 2016: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ah Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska dowladda Soomaaliya ayaa…
Jaamacadaha SIU iyo St Cloud State University oo heshiis kala saxiixday
Muqdisho, 16 January 2016: Jaamacada SIU ee ku taalla caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo Jaamacada St Cloud Univeristy…