Category: WARARKA MAANTA
Shirki Kismaayo oo ila hada an lagu heshiinin!
Muqdisho, 16 January 2016: Shirkii Wada-tashiga Qaran ee ka socday magaalada KIsmaayo, ayaa laga yaabaa in uu…
Hogaamiye dhaqameedyada beesha hawiye oo qaadacay hab qaybsiga ku saleeysan degaanka !
https://youtu.be/mGSrO34EdPE
Mudane Axmed Madoobe oo Qudbadiisa ku soo jiitay Qalbiga Shacbiga Soomaaliyeed.
Muqdisho, 15 January 2016: Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland ayaa shalay ka sheegay madasha wada tashiga ee Kismaayo hadal…
Madaxweynaha oo ugu baaqay madaxda ku shireeyso Kismaayo in ay isu tanasulaan
Muqdisho, 15 January 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u jeediyay Madaxda ka qeyb galeysa shirka Kismaayo…
Shirki Wada-tashiga Kismaayo oo la ismari la’yahay
Muqdisho, 15 January 2016: Waxaa xalay magaalada Kismaayo kasocday kulamo ay madaxda Soomaaliyeed uga arinsanayeen qaabka doorashada iyo…
Somalia: Unwarranted Political Hardball Against ASWJ
Thursday, January 7, 2016 – Parliamentary delegation led by the Speaker of the federal parliament, Professor Mohamed…
M/weynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh oo runta u sheegay Ergadi ka qeyb-gashay shirka Kismaayo
Muqdisho, 14 January 2016: Madaxweynaha Jamuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa qudbadiisa Shirka qaran…
Qowmiyadaha Banaadiriga, Baraawe iyo Bantu oo ku midoobay hal dalad baaq wada jir ah soo saaray.
Columbus, Ohio | QOL | January 10, 2016 – Shir balaaran oo ay ka soo qeyb galeen…
Shirki Wadatashiga oo la sugaayo in uu maanta Kismaayo ka furmo.
Muqdisho, 14 January 2016: Magaalada Kismaayo ayaa maanta loo maleeynayaa in uu ka furmo shirka madasha wadatashiga qaran…
Jawaari oo sameeyay arin ka xanaajisay Axmed Madoobe iyo maamulkiisa
Muqdisho, 14 January 2016: Gudoomiyaha Baarlaamka Soomaaliyaa Prof. Max’ed Sheekh Cusman Jawaari, ayaa inta uu Kismaayo joogay waxa uu…
Lix qodob oo lagu taageeraayo Soomaalia ayaa jaamacada Carabta soo saartay.
Muqdisho, 14 January 2016: Baarlamaanka Wadamada Jaamacadda Carabta, ayaa waxaa uu soo saaray Bayaan lagu sheegay in looga…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa
Muqdisho, 13 January 2016: Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya mudane Bashiir Ciise, ayaa shalay shir jaraa’id ku qabtay…