Category: WARARKA MAANTA
Shirka wada Tashiga Qaran oo Mar kale Dib u Dhacay.
Muqdisho, 11 January 2016: Shirka wada tashiga oo Kismaayo lagu qaban-lahaa loogana hadli lahaa hanaanka doorashooyinka ayaa lagu…
Maxaa ka dhacay gogoshi loogu xafladeeyay sanadguuradi labaad ee Madaxweyne Gaas markuu xukunka Puntland uu qabtay?
Toronto | QOL | Jan 10, 2016 | Markaan ka gudbo rag badan oo ujeedka qudbadahooda ay…
VIDEO: Qudbadii Cabdiraxmaan Faroole ee furitaanka Airport-ka Boosaaso
https://youtu.be/le1LT7petK8
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga Saxaafadda
Muqdisho, 10 January 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Saxaafadda, kaasoo 28-kii bishii December ee…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo ka degay Kismaayo
Muqdisho, 10 January 2016: Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedhros Adhanom ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu wado…
CADAALADII OO CAGAHEEDA KU ISTAAGTAY.
Aqristow Rumayso ama Harumaysan, waxaa dhacday CIYAAL YAR YAR oo ka qaraabta maqaayad kutal Muqdisho ayaa waxay…
Ku soo dhawaada Maamulka Jubba Ganaane State
Muqdisho, 10 January 2016: Marba hadii an soo galnay sanadki 2016, waxaa muuqato in Qooya kasto oo meel degan…
M/weyne Xasan Shekh oo ka hadlay howlihii uu qaban waayay inta uu xilka haayay
Muqdisho, 10 January 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Markii u horreysay Ka Hadlay…
Qarax ka Dhacay Degmada Shibis
Muqdisho, 10 January 2016: Qarax miino ayaa saaka ka dhacay degmada Shibis, gaar ahaan xaafada Maana-booliyo, iyadoo…
Wasiirka Gaashaandhiga oo la kulmay Saraakiil ka socotay Wasaaradda Difaaca Ingiriiska
Muqdisho, 10 January 2016: Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, oo ah Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya,ayaa Muqdisho ku soo dhaweeyey Saraakiil…
VIDEO: Faaliyaha Qaranka, sheekada Dameer iyo Dameer-qadiye
https://youtu.be/0HHqLmTT7h8
Kulan lagu heshiisiinaayo Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo Muqdisho ka socda
Muqdisho, 09 January 2016: Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ay kala hogaaminayaan M/weynaha maamulka Jubbaland Axmed…