Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi oo sheegay in ciidamadaasi dalka Eritrea laga kenayo la keeni doono inta uu socdo howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka billowday gobollada Dalka.

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022  Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa ka hadlay qorshaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Hindiya oo xirxiray in ka badan 100 qof oo Muslimiin ah

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Ciidammada ammaanka ee waddanka Hindiya ayaa waxa ay xoog ku galeen dhismayaal ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda oo shaaciyay in barta WhatsApp ee ay boqollaalka milyan ee qof ku wada xiriiraan ay todobaadkan soo bandhigi doonto

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda Meta, Mark Zuckerberg, ayaa shaaciyay in barta WhatsApp ee ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto oo Aadan Barre Ducaale u magacaabay wasiirka gaashaandhigga Kenya

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo sii xooggan loogu soo dhaweeyey Garowe

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo dalka dib ugu soo laabtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Deegaannada ilaa hadda laga qabsaday Al-Shabaab

Talaado: September 26, 2022  Dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno ku dhow labaatan oo ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhisme ku dumay Kenya oo khasaare nafeed ka dhashay.

Talaado: September 26, 2022 Ugu yaraan lix qof ayaa geeriyootay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kaddib…

Posted in WARARKA MAANTA

Tik-tok oo wajihi kartaa ganaax lacageed oo dhan £27m

Talaado: September 26, 2022 Shirkadda Tik Tok ayaa wajahaysa ganaax lacageed oo dhan 27 Milyan oo pound…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo gargaarkii ugu horreeyay gaarsiisay deegaannada laga saaray Al-shabaab

Talaado: September 26, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaargii ugu horeeyay u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Qareen loo haystay inuu laaluushay dad ku marqaati furi lahaa maxkamadda ICC Ruto oo geeriyooday

Talaado: September 26, 2022 Qareen u dhashay dalka Kenya oo wajahayay eedeymo la xiriira faragelinta dacwad ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Ciraaq oo sheegtay in duqeyn cirka ah lagu dilay Xubno ka tirsan Kooxda ISIL

Talaado: September 26, 2022 Ciidamada Ciraaq ayaa sheegay in   weerar dhanka cirka ah ay ku dileen xubno…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Shirguddoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Garsoorka

Talaado: September 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Guddoomiyay shirka guddi…