Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray India

Muqdisho, October 28, 2015- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

This Newly-Elected Somali-Canadian MP Should Be Appointed to Cabinet

By Samuel Getachew | Huffington Post I love politics. I have been involved in many campaigns, including for…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo bahdilkii ugu weynaa u geysatay C/Kariim Guuleed

Muqdisho, October 28, 2015- Maamulka Puntland ayaa ka mamnuucay Diyaaradaha ka dega Garoonka Ushaka ee dhawaan laga furay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha DF Soomaaliya oo si qurux badan loogu soo dhoweeyay magaalada Riyadh

Muqdisho, October 28, 2015- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay magaalada Riyadh kulan kula yeeshay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska AMISOM oo baydhabo ka hirgeliyay isbitaal u gaar ah booliska K/galbeed

Muqdisho, October 28, 2015- Taliska Ciidamada AMISOM ee ka howlgala deegaannada maamulka Koofur galbeed ayaa magaalada Beydhabo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka iska casilay

Muqdisho, October 28, 2015- Wararka mar dhow naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal, isla markaana…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Waa barnaamij 60 daqiiqo soconaya oo koobaya qaybo ka mid ah waxqabadka Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxuloow

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan howleed ku aadan dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho, October 27, 2015 – Kulan howleed ku aadanaa dib u eegista Dastuurka, kaasoo ay soo agaasintay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka SH/Dhexe oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadka uu fahataadda webiga saameeyay

Muqdisho, 27 October, 2015: Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa shegay inay wadaan dadaalo looga hortagayo in webiga shabeelle…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilka Xanaf “Waxaa cabasho iiga timid dadkii Gobolada waqooyi ka yimid oo aan taladii dalka laga qeyb gelin”

Muqdisho, 27 October, 2015: Avv. Ceydiid C/llaahi Ilka-xanaf  oo ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare, ayaa sheegay inay jiraan cabashooyin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisi oo Sacuudi Carabiya gaaray

Muqdisho, 27 October, 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Riyadh…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Batroolka oo Koonfur Africa uga qeyb galaya shir looga hadlayo Shidaalka Afrika

Muqdisho, 26 October, 2015: Wasiiirka Batroolka Iyo Macdanta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaaa Gaaray Magaalada…