Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo furi doona kalfadhiga 7 ee golaha shacabka

  Muqdisho, 25 October, 2015: Kalfadhiga todobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo horumarka dalalka soo koraya oo lagu qabtay Malaysia

Muqdisho, 24 October, 2015: Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo shaaciyey in berri uu furmi doono kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka

Muqdisho, 24 October, 2015: Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in maalinnimada berrito …

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Netherlands

Muqdisho, 24 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee…

Posted in WARARKA MAANTA

R.W. Xukuumada oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyay shirkii dhaqaale uruurinta Qaxootiga

Muqdisho, October 24, 2015——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 24 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir Wadatashi oo looga hadlayo dhismaha Xisbiyada siyaasadda

Muqdisho, 24 October 2015 – Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in dhawaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo Qaramada Midoobay u gudbisay cadeymaha muranka dhinaca badda ee Somalia.

Muqdisho, 23 October 2015 – Dowlada Kenya ayaa dacwad ucusub oo u gudbisay gudiga qaramada Midoobay ee New-York…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil iyo mudanayaal ku jira guddiga amniga Baarlamaanka oo tababar ugu furmay Kambala

Muqdisho, 23 October 2015 – Xubno ka tirsan guddiga amniga ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan laamaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Cudurka Dabeysha Oo Soomaaliya Laga Waayay

Muqdisho, 23 October 2015 – Hey’adaha Qaramada midoobay ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa ay ku dhawaaqeen in…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaarada Caafimaadka Oo Sheegtay In Ay Diyaarisay Dawooyin Lagu Caawinayo Dadka Degan Webiga Jiinkiisa

  Muqdisho, 23 October 2015 – Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sameysay diyaar garow…

Posted in FAALO / MAQAAL NEWS in ENGLISH OPINION / FIKRAD WARARKA MAANTA

Meeting between President Nixon of USA and Haile Selassie of Ethiopia May 15, 1973

Haile Selassie ” The position of Somalia is that wherever people speak Somalian they belong to Somalia….