Category: WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirada oo magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadda iyo Roobabka
Muqdisho, 22 October 2015 –Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa,…
Shirka Golaha Wasiirada
Khamiis | QOL | October 22, 2015 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu…
Wasaaradda Maaliyadda ayaa gabi ahaanba joojisay canshuurtii 20-ka doolar ahayd ee laga qaadi jiray ganacsatada
Muqdisho | QOL | October 22, 2015 – Iyadoo la tixraacayo wareegtada sumadeedu tahay MOF/OM/0060915 ee ka…
Shir-weynihii looga hadlayay isbedelka cimilada iyo masiibooyinka oo lagu soo geba gebeeyay Muqdisho
Muqdisho, 22 October 2015 –Shirweynihii looga hadlayey sidii looga gaashaaman lahaa isbedelka cimilada, Fatahaadda, Roobabka iyo roobabka…
Wasiirka Waxbarashada oo 300 oo arday ah u sagootisay Itoobiya
Muqdisho, 22 October 2015 –Wasiirka waxbarashada xukuumada Soomaaliya Khadar Bashiir Cali oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha iyo…
Dowladda F. S. iyo Maamul goboleedyada oo kala saxiixday Heshiis ku saabsan kheyraadka dalka
Muqdisho, 22 October 2015 –Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa maanta…
BPRC objects the outcome of so called National Consultative Meeting and calls it ‘A nonrepresentative’
PRESS STATEMENT Sub: BPRC objects the outcome of so called National Consultative Meeting and calls it ‘A non-representative’…
Soonka maalinta Caashuuraa iyo sirta ku jirta
DUULIYE ASLI XASAN CABAADE “CALANSIDA” OO INA XUSUUSINEYSA MAALMAHA “CAASHUURAA” OO AY BARRITO KU BEEGANTAHAY OO KHAMIIS AH,…
Yaab : Xasan Sheekh oo loo soo diray hambalyo ku aadan 21 Oktoobar 1969
Muqdisho, 22 October 2015 – Boqorka Sacuudiga Sulmaan Bin Cabdal Casiis Aala Sucuud ayaa hambalyo ku aadan…
Qunsulka Guud ee Cadan oo ku baaqay in si deg deg ah loo fuliyo waxa ka soo baxay shirkii Brussels
Muqdisho, 22 October 2015 –Qunsulka Guud ee Dowlada Federaalka soomaaliya u fadhiya Magaalada Cadan ee dalka Yamen Axmed Cabdi Xxasan…
Dabley hubeysan oo ku dishay Cabudwaaq Mu’adinka Masjid Jaamac
Muqdisho, 21 October 2015 – Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay afaafka hore ee Masjidka Jaamaca Imaam…
Xisaabiyaha Guud ee Qaranka ayaa shir is xog waraysi ah la yeeshay waaxyaha maaliyadda ee Wasaaradaha Dowlada
Muqdisho QOL | October 21, 2015 – Xisaabiyaha guud ee dowlada federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Yusuf Muumin…