Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Roob, D F oo jidadkeeda xirtay iyo Muqdisho oo go’doonsan.

Muqdisho,20 October 2015 –Roob xalay ila saaka ka da’yay magaalada Muqdisho, ayaa sababay in dad badan ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubaland “Aan ka tagno Beesha Caalamka, anaga oo Soomaali kaligeen ah aan talo gaarno”

Muqdisho, 20 October 2015 – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa muujiyay in loo baahan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada Puntland oo lagu soo dhoweeyay Oslo – Norway

Oslo | October 18, 2015 – Waxaa magaalada Oslo ee dalka Norwey ka dhacday xaflad lagu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo sheegay in waqtigu yaryahay loona baahanyahay in aan lagu dhumin is qab qabsi

Muqdisho | QOL | 19 October 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa Dagaal Ma Huraan Doorashada Lagu Hiigsanayo 2016ka

Muqdisho | QOL | October 16, 2015  – Dalka oo uusan sharcigiisu shaqeeynayn waa tilmaan muujineysa dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Afrika oo samaysanaysa ciidamo heegan ah

Muqdisho, 19 October 2015 – Qorshahan ciidamada gaar ka ah loogu samaynayo Afrika ayaa loo la jeedaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka qeyb galay xaflad lagu soo bandhigayay dariseenta

Muqdisho, 19 October 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka arrimaha gudaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo ka hadlay ciidamada ay sameysanayaan dalalka bariga Afrika

Muqdisho, 19 October 2015 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka wada tashiga doorashooyinka 2016 oo maanta ka furmaya Muqdisho

Muqdisho, 19 October 2015 – Shirka wada tashiga qaran ee habka doorashooyinka sanadka 2016, ayaa maanta ka furmaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Cilmi baaris ku saabsan tacadiyadaha haweenka loo geysto oo la soo bandhigay

Muqdisho, 19 October 2015 – Cilmibaaris ku saabsan tacadiyadaha loo geysto Haweenka Soomaaliyeed oo ay si wadajir ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho

  Muqdisho, 18 October 2015 – Shir looga hadlayay Sugidda Amniga  oo ay ka qayb galeen Ma’uuliyiin ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wikileaks oo baahisay qorshe lagu afgambin lahaa Maamulada Somaliland iyo Puntland

  Muqdisho, 18 October 2015 – Warbixin ay soo daabacday shabakada wax kashifta ee WikiLeaks bishan ayaa lagu…