Category: WARARKA MAANTA
Sarkaal ka tirsan DF Somalia oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho, 18 October 2015 – Warar mar dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in sarkaal u shaqeeya DF…
Hey’adda UNHCR oo ka warbixisay xaaladda qaxootiga Soomaalida ee ku nool waddamada Kenya iyo Yemen
Muqdisho, 18 October 2015 – Hey’adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay qiyaastii 5,000 oo qaxooti…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalaya shirweyne looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya oo ka dhacay Brussels
Muqdisho, 18 October 2015 – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa la filayaa in ay…
Waraysi dheer uu siiyay madaxweeyne Xasan Sheekh Chanel 88
Wasiirka Maaliyadda XFS oo heshiis lagu bixinayo mushaarka Ciidamada Xooga la saxiixday dowladda Imaaraatka Carabta
Muqdisho, 17, Oct, 2015….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farketi ayaa maanta heshiis ay dowladda…
Guddoomiye Jawaari “Dib ayaa loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka”
Muqdisho, 17 October 2015 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey…
Kulan looga hadlayay qorshaha horumarinta Qaranka oo Muqdisho ka furmay
Muqdisho, 17 October 2015 – Munasabadaani oo lagu daahfurayey qorista qorshaha horumarinta Qaranka ee sanadaha 2017-2019-ka oo ay…
Wasiirka amniga oo Imaaraadka Carabta ka guddoomay doonyo dheereeya
Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed…
Wasiir Maareeye Oo Furay Adeeg Cusub Toos U Tabinaya Wararka iyo Barnaamijyada TV-ga Qaranka
Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta xarigga…
Shaqaalihi diyaaraddii Dhacday oo loo duulinayo dalkooda
Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ay dalkooda…
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 17 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…