Category: WARARKA MAANTA
R/wasaare Sharma’arke oo booqday mowlaca Sheekh Muxudiin Celi
Muqdisho, 17 October 2015 – R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta booqday Masjidka…
Diblomaasiyiin Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray dalka India .
New Delhi, October 16, 2015 – Illaa iyo 20 diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo…
TACSI Tiiraanyo leh
Sweden | October 16, 2015 – Jaaliyadda Karanle ee Sweden oo tacsi u diraayo Dr Cabaas Cabdi…
Taliyaha Ciidanka booliska oo kormeeray xarumaha booliska ee Cadaado
Muqdisho, 16 October 2015 – Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo shalay soo…
DOODWADAAG: Qabka doorashada 2016
. . . _______________________________
Akhri Khibrada Saraakiisha Puntland, Adiga oo wax ka sheegin Indhocade iyo Tuuryare
Mogadishu,16 October 2015 – Shacabka Puntland ayaa Had Iyo Goor ka hadla Xidigaha Iyo Saraakiisha Koonfurta Soomaaliya…
Ku xigeenka Taliyaha Ciidamada Booliska AMISOM Oo Kismaayo Tagtay
Ms. Christine Alalo ayaa kulan kula qaadatay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga…
Madaxweynaha oo Ugu Baaqay Odayaasha Deegaannada Koonfur Galbeed In Ay Ku Dadaalaan Cadaalada
Mogadishu, 16 October 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud xili Shalay uu ka hadlayay munaasabad…
Somalia wins first round maritime case against Kenya
Kenya Today | Nairobi | October 14, 2015 | Somalia’s Attorney General Ahmed Dahir put up a…
Wasiirka Gaadiidka Cirka & Dhulka oo lagu soo dhoweeyay Turkiya!
Ankara | 15th October 2015 | Waxaan shalay galab (14/10/2015) soo gaaray dalka Turkiga magaala madaxdiisa Ankara…
Shirka Golaha Wasiirada lagu meel mariyay siyaasada Caafimaadka iyo Dawada
Muqdisho, October 15, 2015 | Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa,…
Wasiirka Maaliyada oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho | October 15, 2015 | Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden…