Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

R. Wasaare Sharmarke “Calanka looma sameyn Jamhuuriyadda oo kaliya, waxa uu matalaa Qowmiyada Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku nooshahay”

Muqdisho, October 12, 2015 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad mar dhow ku dhacday duleedka Afgooye

Mogadishu, 12 October 2015- Diyaarad weyn oo nooca rakaabka ah ayaa caawa fiidkii ku dhacday inta u dhaxeysa…

Posted in WARARKA MAANTA

12-ka Oktobar waa maalin ku weyn Midnimada Soomaaliyeed

Muqdisho, 12 October 2015- Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobabka deyrta oo xalay ka curtay Beledweyne

Muqdisho, 12 October 2015- Roobab lagu diirsaday ayaa xalay waxaa ay ka da’een deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka warfaafinta oo ka hambalyay munaasabadda maalinta calanka

Muqdisho, 12 October 2015- Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye” oo la hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Howlaha Guud oo u safray dalka Talyaniga

Muqdisho, 11 October 2015- Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Egn Saalax Sheekh Xuseen oo…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaaraha oo dhagax dhigay dhismaha xarun laga hagi doono diyaaradaha

Muqdisho, 11 October 2015- R/wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid ayaa manta dhagax dhigay dhismaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Isbedelo qurux-badan oo laga dareemayo Gaalkacyo

Muqdisho, 11 October 2015- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaa xilliyada habeenkii laga Dareemayaa Xaslilooni baahsan , taasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisulwasaaraha oo tacsi u direy Turkiga

Muqdisho, 11 October 2015- Qarax argagaxiso ayaa ka dhacay magaalada Ankara kaas oo galaaftay dasaasiin dad ah Ra’iisulwasaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Jawaabay “Diidmada Kenya” ee Dacwadda badda

Muqdisho, 10 October 2015– War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliha guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaaraha Federaalka oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho, 10 October 2015- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta dalka dib ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Muqdisho, 10 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey…