Category: WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo ka digtay in dadka ku nool qeybo kamid ah Soomaaliya ay qarka u saaran yihiin macluul
Axad: SEPTEMBER 4, 2022 Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka ku nool qeybo kamid ah Soomaaliya…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Barack Obama oo ku guuleystey abaal marinta sheekada ugu wanagsan ee Emmy Award
Axad: SEPTEMBER 4, 2022 Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Barack Obama, ayaa ku guuleystey abaal marinta sheekada ugu…
Shirkii Baarlamaanada Afrika oo lagu soo gabagabeeyay Koonfur Afrika
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh…
Wasiir Fiqi oo baaq u diray odayaasha dhaqanka
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib u xeshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin…
Iran oo sheegtay in ciidamadeeda badda ay Badda Cas ku qabteen labo dooni, oo nooca aan naaquudaha lahayn uu leeyahay Mareykanka.
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Iran ayaa sheegtay in ciidamadeeda badda ay Badda Cas ku qabteen labo dooni,…
Itoobiya oo markii ugu horeysay dalkeeda u oggolaanayso bangiyada caalamiga iney ka howlgalaan
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Golaha wasiirrada ee xukuumadda Itoobiya, ayaa meel mariyey siyaasad qabyo ah, oo uu…
Madaxweynaha Turkiga oo doonaya inuu dhexdhexaadiyo Ruushka iyo Ukraine
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa la sheegay inuu soo bandhigay qorshe uu…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo faray saraakiisha amniga in ay ka jawaabaan weerarkii Al-shabaab dadka ku laayeen
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Madaxweynaha mamaulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta ka qayb galay kulan looga…
Afhayeenka Al-Shabaab Abu Muscab oo si jees jees ah uga hadlay shacabkii ay xasuuqeen qirayna in qabiil gaar ah
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay weerarradii dadka badan ay…
Xubno ka tirsan maleeshiyaadka Oromiya oo dilay tobanaan qof waxayna gubeen oo ay xattooyo ka gaysteen guryo ku yaalla magaalo ka tirsan gobolka Oromiya
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Xubno ka tirsan maleeshiyaadka qowmiyadda labaad ee ugu weyn Itoobiya ayaa dilay tobanaan…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Pakistan oo sheegay in daadadka ba’an ee ka dhashay roobabka mahiigaanka ah ee dalkaasi xumayd
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Wasiir ka tirsan xukuumadda Pakistan ayaa sheegay in daadadka ba’an ee ka dhashay…
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dadkii Shabaab ku laayeen gobolka Hiiraan
Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii Al- shabaab ku…