Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland & Galmudug oo qaadacay Xukuumadda uu soo dhisay RW Xamse

Khamiis: August 4, 2022 War-saxaafadeed kasoo baxay Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayaa markii ugu horreysay looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha Garoonka diyaaradaha Taiwan oo sheegay in la baajiyay in ka badan 50 duullimaad oo caalami ah garoonka diyaaradaha Taiwan

Khamiis: August 4, 2022 Mas’uuliyiinta garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Taiwan, Taoyuan, ayaa sheegay in maanta oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraakiibta ganacsiga oo lagu qasbay inay ka leexdaan Taiwan xiisadda darteed

Khamiis: August 4, 2022 Maraakiibta ganacsiga oo lagu qasbay inay ka leexdaan Taiwan xiisadda darteed Dhoolatuska milatari…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha iyo Jabaan oo ay ka dhex tafatay xiisadda Taiwan darted

Khamiis: August 4, 2022 Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa sheegay in shir ay yeelan lahaayeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo ka hadlay dhoollatuska milateri ee Shiinaha uu ka sameeyay Taiwan

Khamiis: August 4, 2022 Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka, Antony Blinken ayaa sheegay in dhibaato kasta oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland oo ay gelbinayeen gaadiid dagaal oo aad u farabadan oo gaaray Degmada Boocame

Khamiis: August 4, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Sool ugu magacaaban Somaliland Cabdikariin Aaden Xaaji Diiriye…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye ku-xigeenka ee golaha shacabka Sacdiya oo kasoo horjeeda habka loo xulay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya

Khamiis: August 4, 2022 Guddoomiye ku-xigeenka ee golaha shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kasoo horjeeda habka…

Posted in WARARKA MAANTA

ATMIS receives armoured vehicles to support peace and security efforts in Somalia

Mogadishu, 3 August 2022–To boost its obligations to degrade Al Shabaab and to protect civilians and critical…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Joogtada Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Socday Q.M

Khamiis: AUGUST 4, 2022 Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta qaabilay masuuliyiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Baarlamaanka Uga Mahadceliyay Ansixina Golaha Wasiirada

Khamiis: AUGUST 4, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa uga mahadceliyay Mudanayaasha Baarlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo soo Bandhigtay Hub ay Alshabaab kasoo Furteen

Khamiis: AUGUST 4, 2022 Ciidmada  Galmudug iyo kuwa xooga dalka somaliyeed oo  soo bandhigay hubkii shalay deegaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Safaarada Soomaaliya ee Turkiga oo Faahfaahin ka bixisay Dilka wiil Soomaali ah oo lagu dilay Dalkaass

Khamiis: AUGUST 4, 2022   Safaarada Soomaaliya ku leedahay magaalada Ankara ayaa ka hadashay wiil Soomaaliyeed oo lagu…