Category: WARARKA MAANTA
Faah-faahino ka soo baxaya Dagaal ka socda deegaanno ku yaalla xadka Itoobiya
Arbaco: July 20, 2022 Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday deegaannada Yeed iyo Aato…
Isimada Beelaha Cali Saleebaan oo soo saaray go’aano culus oo ka kooban 6 qodob
Arbaco: July 20, 2022 Golaha ‘Isutaga Isimada Beelaha Cali Saleebaan ee Majeerteen’ oo maalmahaan uu shir uga…
UK: Truss iyo Sunak oo lagu wado in midkood noqon doono Raysal wasaaraha beddeli doona Boris Johnson
Arbaco: July 20, 2022 Rishi Sunak xoghayihii hore ee maaliyadda Midowga Boqortooyada (UK) iyo xoghayihii arrimaha dibadda…
Gantaallo laga soo riday Turkiga oo ku dhacey dalka Ciraaq goor dhawayd
Arbaco: July 20, 2022 Telefishinka dowladda Ciraaq, ayaa sheegay in siddeed qof oo ay ku jiraan labo…
Wariye Yahuudi ah oo si qarsoodi ah ku galay Makka iyo xiisad ka dhalatay
Arbaco: July 20, 2022 Suxufi Israa’iili ah ayaa baahiyay muuqaal uu ka soo duubay magaalada Makka ee…
Shirkadda Freedom Airlines oo diyaarad weyn oo nooceedu yahay Airbus A320 soo iibsatey
Arbaco: July 20, 2022 Shirkadda duulimaadyada ee Freedom Airlines ayaa la timid diyaarad weyn oo nooceedu yahay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka JFS
Arbaco: July 20, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta…
Raila Odinga oo sheegay inaan cidna looga turi doonin ololaha ka dhanka ah musuq-maasuqa ee uu ballan qaaday
Arbaco: July 20, 2022 Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga, ayaa sheegay inaan cidna looga turi doonin ololaha…
Haweeney lacag xaday oo sixiroole u tegtay si ay xabsi uga badbaado
Arbaco: July 20, 2022 Haweeney u dhalatay dalka Kenya oo lagu eedeeyay inay lacag ka xaday saraakiil…
Ciidamada Ruushka oo sii wada gantaallada ay ku garaacayaan magaalooyinka Ukraine.
. Arbaco: July 20, 2022 Ciidamada Ruushka ayaa sii wada gantaallada a ay ku garaacayaan magaalooyinka Ukraine….
Dabka ka kacay qeybo kamid ah qaaradda Yurub oo weli kusii faafaya halkaas xilli kuleyl daran uu ka jiro Yurub.
. Arbaco: July 20, 2022 Dabka ka kacay qeybo kamid ah qaaradda Yurub ayaa weli kusii faafaya…
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre “ Dagaal ka dhan ah alshabab ayaan qaadaynaa dhawaan.
Arbaco: July 20, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inay isku diyaarinayaan sidii ay…