Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dab xoog leh oo ka socda Yurub oo dhan, halkaasoo kuleylka uu sii xoojiyey wajiga abaareed ee jira.

Arbaco: July 20, 2022 Dab xoog leh ayaa ka socda Yurub oo dhan, halkaasoo kuleylka uu sii…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan aadan Saransoor oo Xil Sare loo Magacaabay

Arbaco: July 20, 2022 Gudoomiyaha golaha shacabka Aaden Madoobe ayaa u magacaabay Xildhibaan Aden Saransoor in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Maraykanka Oo Ka Hadashay Heshiiska Dhawaan ay Gaareen Dowlada Soomaaliya Iyo Kenya

Arbaco: July 20, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay heshiiska cusub ee ay Jimcihii lasoo dhaafay wada…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Arbaco: July 20, 2022 Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Sri Lanka oo yeelatay madaxweyne cusub kadib markii uu cararay madaxweynihii hore

Arbaco: July 20, 2022 Baarlamaanka Sri Lanka ayaa madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo ahaa Ra’iisul…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin oo shir uga qeyb galaya Dalka Iran

Arbaco: July 20, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa shalay  ku tagay dalka Iran safarkiisii ​​ugu horeeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

17 xubnood oo ka tirsan Congress-ka oo ay ka mid yahay Ilhan Cumar oo la xiray

Arbaco: July 20, 2022 Toddobo iyo toban xubnood oo ka tirsan Congress-ka ayaa ka mid ahaa dad…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Arbaco: July 20, 2022 Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyey qaybo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Kaahin”Ciidan beeleed aan sharci ahayn ayey samaysteen Mucaaradka

Arbaco: July 20, 2022 Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Xisbiga Kulmiye, Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

CC/Shakur Warsame oo sheegay in ay sii kordhayaan deeqaha loogu tagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen

Arbaco: July 20, 2022 Ergeyga gaarka gaarka ah ee maadxweynaha Xasan sheekh u qaabilsan arrimaha bini aadanimada…

Posted in WARARKA MAANTA

R/Wasaaraha XFS oo wada la tashayadii ugu dambeeyay ee ku dhawaaqista golahiisa wasiirada cusub.

Arbaco: July 20, 2022 Raysalwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku jira la tashiyadii u danbeeyey ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha ruuxiga ee Iran Ayatollah Ali Khamenei oo taageeray Duulaanka uu Ruushka Dalka Ukraine.

Arbaco: July 20, 2022 Hoggaamiyaha ruuxiga ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa sheegay in dalkiisa uu xoojinayo…