Category: WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobey oo ka digtay Dhibaatada abaarta iyo 7 Milyan in ka badan oo wajahaya ..
Sabti: June 25, 2022 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Jimcihii in ay raadinayso 993.3…
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo laashey sharci oggolaanaya Ilmo iska soo rididda
Sabti: June 25, 2022 Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa laashay Sharciga “Roe v Wade” ee qeexayay xuquuqda…
Ajaanib Ka Tirsan Daacish oo lagu Qabtay Gudaha Soomaaliya
Sabti: June 25, 2022 Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ee sida gaarka ah u tababaran ayaa soo qabtey…
Laftagareen oo Amara dul dhigay Siyaasiyiinta Koonfurgalbeed ee la kulmay Mukhtaar robow
Sabti: June 25, 2022 Maamulka Cabdicasiis Lafta-gareen ee Koonfur Galbeed ayaa mamnuucay in shirar siyaasadeed lagu qabto…
Kooxo hubaysan oo Muqdisho ku dilay labo qof oo shacab ah
Sabti: June 25, 2022 Xili maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ay kusoo badanayeen dilalka qorsheeysan ee loo…
QM oo mar kale ka digniin kasoo saartay abaaraha ka jira Soomaaliya.
Sabti: June 25, 2022 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Jimcihii in ay raadinayso 993.3…
Ciidamada Xooga Dalka oo gacanta kusoo Dhigay xubno katirsan Al Shabaab
Sabti: June 25, 2022 Ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee Danab gaar ahaan hurinta gaadiidka gaashaman ee MU,…
Ciidamada Dowladda oo Howlgallo ka sameeyay Jubbada Hoose.
Sabti: June 25, 2022 Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ee Danab ayaa howlgallo qorsheeysan saacadihii…
Ra’iisul Wasaaraha Cusub oo lagu wado in la horgeeyo Golaha Shacabka
Sabti: June 25, 2022 Waxaa maanta la filayaa in in Ra’iisal wasaaraha dhawaan la magacaabay ee Soomaaliya…
Maraykanka oo Taliban ku wareejiyey maxbuus ku xidhnaa Guantanamo Bay
Sabti: June 25, 2022 Ururka Taliban ee xukuma Afghanistan ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in dawladda Maraykanku ay…
Deni oo xaalada amniga kala hadlay saraakiisha ciidanka Puntland
Khamiis: June 23, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah…
Aqalka Cad oo soo saaray go’aan sigaarka ku saabsan oo muran dhaliyay
Khamiis: June 23, 2022 Qaddarka maaddada nikotiinka ee ku jira sigaarka lagu iibiyo Maraykanka ayaa lagu wadaa…