Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Jabuuti oo ka hadashay is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya, iyo jawaabta Somaliland

WASHINGTON — Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo nagu soo boqoday xarunta VOA ee Washington…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraakiib Turkish ah oo qorsheynaya inay jebiyaan go’doominta Gaza

Qaar ka mida ururada samafalka ayaa isku dayaya inay jebiyan go’doominta ay Israa’iil ku hayso marinka Gaza,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay doon ku degtay Marinbiyoodka English Channel

LONDON — Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen xilli ay ka gudbayeen marinbiyoodka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxii sirdoonka ciidamada Israel oo is-casilay

TEL AVIV —  Milatariga Israel ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqay in uu is casilayo madaxa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gobolka Saaxil oo dariiq u noqday ka ganacsiga daroogada

Ka ganacsiga mukhaadaraadka ayaa sare u kacay wadamo ku yaala galbeedka Afrika, sida lagu sheegay warbixin ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dekadda Baraawe oo ay doon ganacsi kusoo xiratay sanado badan kadib

BARAAWE — Doon wadda shixnad ganacsi ayaa markii ugu horeysay muddo sannado ah kusoo xiratay dekadda magaalada Baraawe…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isal wasaare kuxigeenka XFS oo dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare KuXigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Israa’iil oo weerartay Iran

TEHRAN — Israa’iil ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimacaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida…

Posted in WARARKA MAANTA

Muxuu yahay qorshaha cusub ee Canada ee muhaajiriinta?

WASHINGTON — Dalka Canada waxa uu ka mid yahay waddamada sanadihii u danbeeyey ay ku qulqulayeen boqolaal qof…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo hor-istaagay in Falastiin ay xubin buuxda ka noqoto QM

NEW YORK — Maraykanka ayaa Khamiistii codka diidmada qayaxan u isticmaalay qaraar ay soo diyaarisay Qaramada Midoobay, kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka oo taageeray in Xalka Israel iyo Falastiin uu ku jiro dhismaha 2 dal

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa taageeray xalka laba dawladood ah oo lagu dhameeyo khilaafka Israa’iil…

Posted in WARARKA MAANTA

Qurbo-jooog Soomaaliyeed oo ku baaqay in loo istaago raadinta nabadda iyo horumarka Dalka

Qaar kamid ah Qurbo-joogtaan oo ka kala socday  mareykanka iyo Kanada ayaa Magaalada Boston ku qabtay shir…