Category: WARARKA MAANTA
Muxuu Hamza Barre ku sheegay khudbaddii uu ka jeediyay Nairobi?
NAIROBI — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, oo xalay magaalada Nairobi kulan kula qaatay qeybaha kala duwan…
FM Ahmed Fiqi Joins Hands with African ministers to Shape Future of Farming
Nairobi, May 08, 2024 – The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim…
Xogta digital-ka ee dalalka Afrika oo la isku dayayo in la mideeyo
Ha’yadaha ka shaqeeya xogta digital-ka ah ee qaarada Afrika ayaa raadinaya hal suuq oo xogta oo dhawrsoon…
Soomaaliya oo ka qeybgashay shir ka dhacay Turkiga oo looga hadlay badqabka badaha
ISTANBUL – Shir caalami ah oo looga hadlaayey sidii wax looga qaban lahaa ka hortagga wasakheynta Badaha…
Dowladda Soomaaliya oo qirtay in la leexsaday qaar ka mid ah raashinkii DANAB
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in qaar ka mid ah raashinka ciidamada Kumandoosta Danab ee Mareykanka uu…
Maxay ka dhigan tahay farriinta uu madaxweyne Xasan u diray maamul goboleedyada?
MUQDISHO — Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay madaxda maamul goboleedyada dalka ‘in aysan…
Maxay Bulshada Rayidka ah ka tiri baaqashada shirkii Madasha Wadatashiga?
MOGADISHU — Qaar kamid ah bulshada rayidka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay baaqahsadii ku timid shirkii golaha…
Taliyaha CXD oo booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya
Muqdisho – Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeer ku…
Somalia Showcases Digital Advancements at Africa Connect Conference
Mogadishu – The Africa Connect Conference, a cornerstone event for Africa’s technological advancement, was recently held in…
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku dhowaaqay hindise lagu casriyaynayo howlaha Wasaaradda
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta shir-guddoomiyay…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay munaasada dhaqangelinta heshiiska difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga u dhexeeya
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda…
PM Hamza participates in a meeting to unite electricity companies
Mogadishu – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre, participated in…