Category: WARARKA MAANTA
Wasiir dowlaha amniga oo kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan hawlgalka QM ee UNTMIS
Muqdisho – Wasiir dowlaha Wasaaradda amniga gudaha mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyey kulan gaar oo ay…
Madaxweyne Geele ee Jabuuti oo eedeeyay dowlada Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u dhaleeceeyay saameynta dowladda Imaaraadka Carabta ee gobolka Geeska…
Xuska Maalinta Afrika oo kadhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta xarunteeda ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Afrika,…
Trump oo Putin ku tilmaamay nin waalan, sabab?
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan la dhacsaneyn dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ka dib markii…
Isaias Afwerki oo eed kulul u jeediyay dowlada Itoobiya
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa si kulul u dhaleeceeyay dowladda Itoobiya khudbad uu ka jeediyay sanadguuradii 34-aad…
Weerarka ka dhacay suuqa ay Soomaalidu u badan tahay ee dalka Australia
Hal qof ayaa loo qaaday Isbitaalka Royal Melbourne, magaalada Melbourne ee dalka Australia, kaas oo dhaawac halis…
Wasiir Cali Balcad “Madaxdii hore ee dalka soo xukuntay qeyb ayay ka yihiin gogosha uu Madaxweynuhu iclaamiyay”
Muqdisho – Wasiir dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya,Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad),oo shalay ka…
Gabar Soomaaliyeed ayaa loo magacaabay Mayor ka Magaalada Sheffield, UK
Duqa cusub ee magaalada Sheffeild ayaa taariikhda galay iyadoo noqotay haweeneydii ugu horreysay oo madow ah, xijaaban,…
Boqortooyada Midowday “United Kingdom” oo safiir cusub usoo magacawday Soomaaliya
Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Soomaaliya, Charles Nicholas King, ayaa si rasmi ah u…
QM oo sheegtay gargaarka Qaza in aan weli la qaybin iyo culays caalami ah oo Israa’iil soo food saaray
Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay in aan weli wax gargaar ah laga qaybin Qaza, in kasta oo…
Mareykanka oo eryay safiirkii Koofur Africa u fadhiyay Washington
WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib…
Wasaaradda arrimaha dibadda Rwanda oo aqoonsiga ka guddoontay danjiraha Soomaaliya
Kigali – Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Rwanda, Kabarebe James, ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjire Ilyaas Cali…