Category: WARARKA MAANTA
Wasiirka Amniga oo uu wehliyo taliyaha Booliiska ayaa xarunta Gen Kaahiye ku qaabilay Wasiirka arrimaha guddaha Ciraaq
Muqdisho – Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto…
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda deegaanka Wargaadhi
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka jab xooggan u geystay kooxda Shabaab kadib markii ay si geesinimo…
Kulan lagu tageerayay xasilinta Caasimadda iyo Is-Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho – Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa Degmada…
ππ¨π₯ππ‘π πππ¬π’π’π«π«πππ ππ²ππ ππ§π¬π’π±π’π²ππ² ππ’π§ππ’π¬π-ππ‘ππ«ππ’π²ππππ€π π°ππ±-π€π-ππππππ₯π€π ππ‘ππ«ππ’π π ππ‘ππͺπππ₯ππ‘π πππ²π’ππ€π ππ¨π°π₯ππππ
Muqdisho – Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir-guddoomiyay Raβiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa ansixiyay…
Madaxweyneyaasha Masar iyo Jabuuti oo kulankoodii ka dib meel adag ka istaagay “maamulka iyo amniga badda cas”
Masar iyo Jabuuti ayaa ku heshiiyey in “maamulka iyo amniga” badda cas iyo gacanka cadmeed ay “mas’uuliyad…
Kulanka DFS iyo Dowladda Denmark ee Shirweynaha Sanduuqa Lacagta Adduunka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Mohamed Shire oo qeyb ka ahaa wafdi…
Wasaaradda caafimaadka oo daah-furtay tallaalka Oofwareenka
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta…
Garsoore xukun cusub kasoo saaray xiritaanka Trump ee warbaahinta VOA
Garsoore heer federaal ah ayaa ku amray maamulka Trump inuu dib u soo celiyo dhammaan shaqooyinkii iyo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray Ergeda Midowga Yurub ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya,…
Waa sidee xaaladda Soomaalida Istanbul ka dib dhul-gariirkii xoogganaa ee ku dhuftay
Dhowr dhulgariir oo is xigxiga ayaa maanta ka ku dhuftay magaalada Istanbul sida ay sheegtay Waaxda musiibooyinka…
Midowga Yurub oo bogaadiyey waxqbadka dowladda Soomaaliya
Muqdisho – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson ayaa Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uga…
Guddiga Doorashooyinka DFS oo Shaaciyey Jadwalka Doorashada Kuraasta Bannaan
Muqdisho β Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa shaaciyey jadwalka doorashada kuraasta bannaan ee Golaha Shacabka,…