Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse oo booqday goobaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada Shangaani

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho dhiirrigelin ah ku tagay xarumaha diiwaangelinta…

Posted in WARARKA MAANTA

President Hassan Sheikh Receives FIFA Council Member and Djibouti Football Chief at Villa Somalia

Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Dr. Hassan Sheikh Mohamud, received Mr….

Posted in WARARKA MAANTA

Sababta booliska Australia ay toogasho ugu dileen nin Soomaali ah oo Afrikaanka Melbourne ay ka caroodeen

Booliska Australia ayaa sheegay in ay toogasho ku dileen nin ka mid ah Soomaalida ku nool magaalda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay xubin sare oo FIFA ka tirsan

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay maantay Mudane Suleyman Xasan Waaberi…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo gaaraya ilaa 500 oo askari oo Turki ah ayaa kusoo wajahan Soomaaliya

In ka badan 500 oo askari oo Turki ah ayaa toddobaadkan soo gaaray caasimadda Soomaaliya, sida ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Deegaan ay mar Itoobiya sheegtay In “marin badeed laga siiyey” oo Somaliland ay deked ka dhisayso

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in la dhamaystiray wejigii hore qiimeynta ee dhismaha Dekedda…

Posted in WARARKA MAANTA

Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo la kulantay agaasimaha hay’adda socdaalka dalkaas

Kampala – Safiirka Soomaaliya ee Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare, ayaa kulan kula qaadatay xafiiskiisa Agaasimaha Guud…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo eryay safiirkii Koofur Africa u fadhiyay Washington

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti

Jabuuti – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in xukuumaddani ay tahay tii ugu horreysay ee la dagaallanta khawaarijta

Muqdisho – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Xasan Macallin ayaa sheegay in xukuumadda hadda jirta ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Isgaarsiinta oo sheegay in ay xukuumaddu ku shaqeyn doonta dhowaan xarunta xisbiga

Muqdisho – Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Soomaali ayaa sheegay in xukuumaddu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda warfaafinta oo guddiga doorashooyinka kala shaqaynaysa wacyigelinta doorashada

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ay wehliyeen Wasiir ku xigeenka…