Category: WARARKA MAANTA
Maxaan ka ognahay qaraxii shalay lala beegsaday madaxweynaha Soomaaliya?
Muqdisho | Maarso, 19, 2025 – Sida ay wararku sheegayaan ku dhowaad toban qof, oo badankood ay…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Moqokori Hiiraan
Moqokori – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw ka degay magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, waxaana halkaas…
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka oo daah-furay qalabka diiwaangelinta cod-bixiyaha
Muqdisho – Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, G/ kuxigeenka Saadiq…
Italy Government Reaffirms Commitment to Somalia’s Security Transition
Italy’s unwavering support, alongside that of the EU, remains crucial in this transition period. MOGADISHU, Somalia – Italy…
Xildhibaankii muddada la la’aa oo isagoo nool la soo hordhigay gurigiisa Nairobi
Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed oo ka tirsan golaha deegaanka Dela oo hoos yimaada deegaanka Ceel-Dhaas ee Ismaamulka…
Hay’adda NISA oo bur burisay Buunddo marin muhiim ah u ahayd Khawaarijta
Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa burburiyay…
Wasiirka Gaashaandhigga Dagaalka lagula jiro Khawaarijta waxaa kaalin weyn ku leh Ciidamada Cirka
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la hadlayay warbaahinta qarnka ayaa sheegay in…
After years of effort and a major setback, Toronto’s Somali community gets funding for a cultural centre
They feel seen, they feel heard,” said a Somali community spokesperson about Ottawa’s announcement on Saturday of…
Kulankii 3aad ee Wadatashiga Ururrada Siyaasadda iyo Daneeyaasha Doorashooyinka iyo Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha.
Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta qabtay mar kale kulamadii ay la yeelanayeen…
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud maanta ayay talo la gudboontahay.
Bartamihii 2022 ayuu ku dhawaaqqay dagaal dalka looga xareeynayo Khawaarijta. Durbadiiba wuxuu ka soo hooyay guul ballaaran….
AUSSOM: Dalalkee ciidankoodu ay ka mid noqonayaan, muxuuse uga duwan yahay howlgalladii hore ee nabad-ilaalinta?
Sanadkii 2007-dii ayey ahayd markii ay tageen ciidamadii ugu horreeyey ee ka socda Midowga Afrika xilligaas oo…
Wasiirka cadaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay danjiraha Turkiga
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa…