Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Zelensky “ Nato iyo Yurub way nooga baxeen balan-qaadkii ahaa inay naga Difaacaan Ruushka

Arbaco: March 9, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa ku dhaleeceeyayreer galbeedka inay uga baxeen balan-qaadkii ahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulkka Jubbaland oo jawaab culus ka bixisay tallaabadii maamulka gobolka GEDO

Arbaco: March 9, 2022 Wasiiru dowlaha amniga dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil oo la hadlay warbaahinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo ku hanjabay inuu joojinayo gaaska soo mara Nord Stream 1

Arbaco: March 9, 2022 Dowladda Ruushka ayaa sheegtay suurtagalnimada in la joojiyo gaaska loo dhoofiyo Midowga Yurub…

Posted in WARARKA MAANTA

Joe Biden oo amray in la mamnuucay soo-dhoofinta shidaalka Ruushka, si looga aarguto duulaanka uu Putin ku qaaday Ukraine.

Arbaco: March 9, 2022 Isaga oo si xooggan u weeraraya dhaqaalaha Ruushka, ayaa madaxweynaha Mareykanka Joe Biden…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka iyo iyo dhiggiisa Ukraine, Dmytro Kuleba oo ku kulmi doona dalka Turkiga

Arbaco: March 9, 2022 Sida ay xaqiijisay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka,Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil Al shabaab ah oo lagu soo qabtay degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda Hoose .

Arbaco: March 9, 2022 Wararka ka imaanaya deegaanno hoos taga degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda Hoose, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo Ururka Jaamacada Carabta ka dalbatay wax ka qabashada xaaladda abaaraha.

Arbaco: March 9, 2022  Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe Nuunow oo lagu doortay Baydhabo.

Arbaco: March 9, 2022 Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaa si toos ah ugu billaabatay doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo shaacisay jadwalka doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka

Arbaco: March 9, 2022 Guddiga maamulka doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada Seddex Kursi oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xeeladda cusub ee qaraxyada Al-Shabaab – Sidee u dhacay qaraxii Afrika lagu dilay

Talaado: March 8, 2022 Kooxda Al-Shabaab ayaa kordhisay qaraxyada loo adeegsado jaakadda ay xirtaan xubnaha ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaladada Magaalada B/weyne oo Caawa Dagan iyo Qasaaraha ka dhashay Dagaalkii maanta

Talaado: March 8, 2022 Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Hirshabeelle iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Marwada 1aad ee dalka oo ugu Hambalyaysay Haweenka 8 Maarso

Talaado: March 8, 2022  Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo maanta ka qeyb gashay…