Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo Shacabka uga tacsiyadeeyay qarax lagu dilay Sh. Cabdinaasir

 Talaado February 22, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Danab oo dilay horjoogihii Jabhadaha Hiiraan iyo 60 dhagarqabe

 Talaado February 22, 2022 Horjoogihii Jabhadaha ee argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Hiiraan iyo 60 dhagarqabe oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Vladimir Putin oo amray ciidamada wadankiisa in ay gudaha u galaan labada gobol ee ay ka taliyaan kooxaha gooni u goosadka ah ee Ukraine

 Talaado February 22, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray ciidamada wadankiisa in ay gudaha u galaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee W/Qorshaynta maamulkaas

Talaado February 22, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay tahay khatarta dhaqaale ee adduunka soo wajihi karto haddii Ruushku uu weerao Ukraine?

Talaado February 22, 2022 Weerar toos ah oo ay qaadaan ciidamada Ruushku waxa uu sababi karaa sameyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax laga maqlay jugtiisa inta badan xaafadaha magaalada Kismaayo oo goor sii horeysay ka dhacay

Talaado February 22, 2022 Qarax laga maqlay jugtiisa inta badan xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka iyo Ukraine: Qiimaha Shidaalka oo gaaray heerkii ugu sarreeyay tan iyo 2014-kii

Talaado February 22, 2022 Qiimaha Shidaalka ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyay tan iyo 2014-kii iyadoo xiisadda u…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo weerar khasaaro geystay ka fuliyay Magaalada lamu

Talaado February 22, 2022 Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay weerar khasaaro geystay ka fuliyeen tuulo hoostagta Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo sheegay in markii lagu mashquulay siyaasadda

Talaado February 22, 2022 Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in markii lagu mashquulay siyaasadda iyo doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulanka Wiilka Osama Bin Laden iyo Taalibaan

Talaado February 22, 2022 Warbixintii ugu dambeysay ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee ku saabsan dhaqdhaqaaqa kooxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaqaalaha Al-Shabaab bil walba uga baxa HUB soo iibsashada oo la shaaciyey

Talaado February 22, 2022  Warbixin uu soo saaray machadka daraasaadka amniga ee Hiraal Institute ayaa lagu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha caafimaadka ee UK oo sheegay in Ruushka ay durba u direen taangiyo iyo ciidamo gudaha dalka Ukraine

Talaado February 22, 2022 Xoghayaha caafimaadka ee UK ayaa sheegay in Ruushka ay durba u direen taangiyo…