Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Barta bulsho ee Donalad Trump ee lagu magacaabo, Truth Social oo hawada la soo galiyay

Isniin: February 21, 2022  Barta bulsho ee Donalad Trump ee lagu magacaabo, Truth Social ayaa hawada la…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Abaaraha ee Wasaaradda Gargaarka oo Dowladda Imaaraadka kala wareegay deeq

Isniin: February 21, 2022  Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta diyaarad gargaar ah ka soo dejisay garoonka diyaaradaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Xuska Qoriska Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho

Isniin: February 21, 2022  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Xoogga oo burburiyay fariisimo ay alshabaab ku lahayd Shabeelaha Hoose

Isniin: February 21, 2022  Madaxweynaha Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay qarax maanta lagu la eegtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh USUULI oo talo cajiib ah usoo jeediyey xildhibaannada la doortay

Isniin: February 21, 2022  Sheekh Usuuli oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa fariin…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo Diyaariyay Liiska dadka uu dili doono marka uu qabsado Ukraine

Isniin: February 21, 2022 Maraykanka ayaa sheegaya in xogo sir ah ay muujinayaan in Moscow ay diyaarisay…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyey saldhigga Kaxda

Isniin: February 21, 2022 Kooxda Al-Shabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii qaraxa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyoTalyaaniga oo kawada hadlay Arimo ku saabsan iskaashiga labada dal.

Isniin: February 21, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawaldda…

Posted in WARARKA MAANTA

Kolonyo gaadiid oo uu la socday madaxweynaha Puntland oo qarax lala beegsada

Isniin: February 21, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax kolonyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya oo saakay xiray waddooyinka qaar ee muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho

Isniinfebruary 21, 2022  Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa saaka xiran waddooyinka qaar ee muhiimka ah ee Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (warbixin)

Isniinfebruary 21, 2022  Shucuubta dowladaha caalamka aya maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya oo la filayaa inuu maanta xilka ka qaado wasiirka batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed.

Isniinfebruary 21, 2022  Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu maanta xilka ka qaado…