Category: WARARKA MAANTA
Dad ku dhintay koonfurta wajeer ka dib markii gaariigii ay saarnaayeen ay miino la kacday
February 2, 2022 Afar qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen deegaanka Andaki ee koonfurta Wajeer…
Arday loo garaacay Jabaati uu ka boobay ardaydii kale dalka kenya
Arbaco: February 2, 2022 Arday reer Kenya ah ayaa lagu daweynayaa isbitaal ku yaalla magaala xeebeedka Mombasa,…
Askari la dalacsiiyay kadib markii uu ka umuliyay haweeney xaamilo ah
Arbaco: February 2, 2022 Askari reer Zambia ah ayaa mutaystay dalacsiin ka dib markii uu caawiyay haweeney…
Turkiga oo ku dhawaaqay duqeymo ka dhan ah Kurdiyiinta ku sugan Ciraaq iyo Suuriya
Arbaco: February 2, 2022 Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in diyaaradaha dagaalka Turkiga…
RW Rooble oo hey’adaha samafalka Imaaraadka ka dalbaday inay u gurmadaan .
Arbaco: February 2, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi,…
Lafta-gareen oo muqdisho kulan kula qaatay Safiir ku-xigeenka Safaaradda Mareykanka.
Arbaco: February 2, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho…
Dowladda Imaaraatka Carabta oo soo dhoweysay raali-gelinta uu ra’iisul wasaare Rooble ka bixiyey lacag Imaaraadka Carabta
Arbaco: February 2, 2022 Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa soo dhoweysay raali-gelinta uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen…
Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Garoowe
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe waxaa ay ku qabteen doorashada…
Puntland oo Ciidamo u dirtay degaan lagu dagaalamay
Ciidamo katirsan kuwa dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay Maanta howlgal ku gaareen degaanka Milxo ee Gobolka…
Shir looga hadlayay la dagaalanka maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar…
Turkiga oo duqeeyay Kurdiyiinta Ciraaq iyo Suuriya
Wasaaradda Difaaca dalka Turkiga, ayaa Arbacada maanta ah sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeeyeen goobo ay Kurdiyiintu…
Rag hubeysan oo xirtay waddo kutaalla degaan ka tirsan Galgaduud
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Bar-koontorool dhigtay duleedka degaanka Mareergur ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan…