Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladaha Venezuela iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay arimo ku saabsan labada dal.

Sabti: January 15, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo Qof Shacab ah ku dilay Muqdisho.

Sabti: January 15, 2022 Faag-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo dil askari ka tirsan Ciidanka Dowladda uu…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo ku baaqday in hantida ka xayiran Afganistan la badbaadiyo

Sabti: January 15, 2022 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ,ayaa ka dhawaajiyay in malaayiin reer…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Suudaan oo lagu dilay dibad-baxyada ka socday Khartuum

Sabti: January 15, 2022 Askari boolis ah iyo qof mudaaharaadayay ayaa lagu dilay dibadbaxyo cusub oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itoobiya oo eedeyn culus u jeedisay madaxa hey’adda caafimaadka aduunka ee WHO

Sabti: January 15, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa warqad u dirtay hay’adda caafimaadka adduunka ee (WHO), iyadoo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga oo howlgalo xooggan ka sameeyay tuulooyin hoostaga deegaanka lambar-konton ee gobolka shabeelaha hoose

Sabti: January 15, 2022 Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgalo xooggan ka sameeyay tuulooyin hoostaga deegaanka lambar-konton ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoonka Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo maanta la dooran doono

 Sabti: January 15, 2022 Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta lagu waddaa in ay magaalada Muqdisho ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Feysal Cali Waraabe oo u Hanjabay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Daawo

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo ka hadlay abaabulkii banaan-baxa ee maalmahaan ka socday magaalada Muqdisho daawo

khamiis:January 13, 2022 Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa ka hadlay abaabulkii banaan-baxa ee maalmahaan ka socday…

Posted in WARARKA MAANTA

Faroole & Gaas Oo Weerar Afka Ku Qaaday Boqor Burhaan iyo Cumar Cabdirashiid Daawo

Posted in WARARKA MAANTA

Jarmalka oo diiday aqoonsiga Pasaporka Somaliga ee soo baxay wixii ka dambeeyay 1991-dii

khamiis:January 13, 2022 Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Germany ayaa dhigay bannaabax ay kaga cabanayaan tallaabooyinka dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Weriyeyaal lagu qabtay iyaga oo hawada ku xamanaya ciyaaryahan caan ah

khamiis:January 13, 2022 Labo weriye oo caan ah oo daadihiya barnaamij wararka oo toos uga baxa taleefishin…