Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Waa kuma Soomaaliga ee loo xilsaaray amniga gobolka muhiimka ah ee Kenya Doorashada.

khamiis:January 13, 2022 Bisha August ee sanadkan, Kenya waxaa ka dhici doonta doorasho xasaasi ah oo lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Nigeria oo xayiraaddii ka qaadday Shabakadda Twitter-ka

khamiis:January 13, 2022 Dowladda Nigeria ayaa qaadday xayiraaddii saarneyd barta Twitter-ka, toddoba bilood kadib markii in ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Wasaaradda

khamiis:January 13, 2022 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta kulan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo khadka Telefonka kula hadlay Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya

khamiis:January 13, 2022 Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan Faroole oo si weyn u dhaliilay Cumar Cabdirashiid

khamiis:January 13, 2022 Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa sheegay inuu ka xun yahay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda sirdoonka gudaha ee Israa’iil oo xidhay shan qof oo Israa’iiliyiin ah oo u basaasayeen Iran.

khamiis:January 13, 2022 Hay’adda sirdoonka gudaha ee Israa’iil ayaa xidhay shan qof oo Israa’iiliyiin ah oo lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble” Suurtagal maahan in Somalia colaadiso dalal ay kala dhaxeeyaan dano badan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Safiirka Itoobiya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabduweli Gaas oo quus ka muujiyay xalka gaarista khilaafka Xukuumadda Puntland & PSF

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya marna soo noqday Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka jadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada Jubbaland oo Shir ka yeeshay doorashada Golaha Shacabka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah.Kulanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xilliga ay dhaceyso doorashada guddoonka guddiga doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay

Guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray go’aamo ku saabsan Shuruudaha musharrixiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Jubbaland oo Heshiis la galay Shirkad gaar loo leeyahay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga…